Deeq Darajo
Refugee Who Built a Global Wellness Brand 🌍💼 | Helping People Heal Naturally & Build Financial Freedom 🌿 https://linktr.ee/deeqdarajo
“7 Maalmood Oo Isbeddel Dhab Ah 💚 Miisaankaaga Ku Dhim Si Caafimaad Leh!” Part 7
“7 Maalmood Oo Isbeddel Dhab Ah 💚 Miisaankaaga Ku Dhim Si Caafimaad Leh!” Part 6
“7 Maalmood Oo Isbeddel Dhab Ah 💚 Miisaankaaga Ku Dhim Si Caafimaad Leh!” Part 5
“7 Maalmood Oo Isbeddel Dhab Ah 💚 Miisaankaaga Ku Dhim Si Caafimaad Leh!” Part 4
“7 Maalmood Oo Isbeddel Dhab Ah 💚 Miisaankaaga Ku Dhim Si Caafimaad Leh!” Part 3
“7 Maalmood Oo Isbeddel Dhab Ah 💚 Miisaankaaga Ku Dhim Si Caafimaad Leh!” Part 2
“7 Maalmood Oo Isbeddel Dhab Ah 💚 Miisaankaaga Ku Dhim Si Caafimaad Leh!” Part 1
“7 maalmood ayaa noloshaada bedeli kara! 😍 Ku biir maanta, cun cuntooyin dabiici ah oo aan gaajo lahayn, una hel natiijo muuqata 💪💚👇”
⸻
Nolosha mararka qaar way kaa jebisaa… si ay kuu barto sida loo adkaado 💔
Waxaan ka soo baxay meel mugdi ah, balse maanta iftiin baan ahay ✨
Ha iloobin: xanuunka maanta waa awoodda berri 💪
🎥 by
11/10/2025
NAIROBI! Diyaar Ma U Tahay Cunto Caafimaad Leh?
Waxaan ku dhawaaqeynaa Launch-ka Healthy Menu-ga cusub ee JIFORA Restaurant (BBS Mall) 🎉
Ku soo biir Deeq Darajjo, Hodman Show, & Koko Bule si aad u aragto sida cuntooyinka caafimaadku nolosha u beddelaan 💚
🗓 Talaado, 14-ka Oktoobar
📍 Jifora – BBS Mall
💚 La-talin caafimaad bilaash ah oo loogu talagalay martida!
Cun si jirkaagu u bogsado, ha cunin si uu u bukoodo 💪✨
05/10/2025
“Cuntadaadu waa dawo ama waa sun. Doorashadaadu waxay go’aamisaa caafimaadkaaga iyo noloshaada.” 🌱
Waxaan aragnay dad badan oo ku dhiban cuntooyinka ay cunaan – daal joogto ah, calool barar, miisaan aan hoos u dhicin, iyo cudurro ka dhalanaya. Laakiin run ahaantii, awoodda ugu weyn gacantaada ayay ku jirtaa: cuntada aad afka saarto maalin kasta.
Steve Jobs wuxuu yiri:
👉 “The food you eat can be the most powerful form of medicine, or the slowest form of poison.”
Waa xikmad qoto dheer oo na xasuusinaysa in caafimaadkeena, tamarteena, iyo mustaqbalkeena ay ku xirantahay doorashada cuntooyinka maanta.
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.
