Abwaan farxaan loxos

Abwaan farxaan loxos

Share

Boga rasmiga ah ee abwaan farxaan LG Fanaan

Photos from Abwaan farxaan loxos's post 23/04/2026

WAXAA GACANTA LAGU DHIGAY GACAN KU DHIIGLIHI DILAY GUDOOMIYAHA QABALAHA HAARSOOG EE DEGMADA CADADLE

kaaso lagu soo qabtay qabalaha cudhi

06/04/2026

Waa ilmihii yaraa ee todobada sanno madaxa Biyaha kaga jiray. Waxaa u weheliya Kansar daawayntisu xal leedahay. Cusbitaalka ugu wayn Itoobiya ee Hope Oncology, oo ah mid ay 8 dhakhtar oo Kansarka ku takhasusay joogan ayaan is maqalnay. Waxay ballan qaaden in wiilka kharash-ka ka dhimi doonan. Daawaynta kansarkuna waa lacag badan iyo wakhti dheer. Waxay se maamulku noo sheegen ififaalo hordhac ah. Baadhitano kale ayay marin doonan.

Hada lacag 200K ku dhaw ayaa gaadhay. Waa qoys musaafar ah, oo AdisAbaba ku go'don sannaa. Waa meelaha ugu fiican ee sadaqo ku baxdo. 200 kaliya dirra fadlan.

Lambarka hooyada: 0976661940
Magaca Ebir: Xamda Cabdulahi.

U share garee, in aad faafiso waxay la ajir tahay adigoo wax la baxay.

04/04/2026

Magaciisu waa Axmed Xaashi Ibraahin. Wuxuu ku nool yahay qabalaha Garbiile ee Degmada Qabribayax. Waa macalin Quraan arday kooban Qabalaha wax ugu dhiga. Waa Aabe carruur badan koriya.

Baraha bulshada waxaa qabsaday muuqal uu beertisa ku qodayo Tunka, isagoo siddii Dibiga jiiidaya. Erayada uu ku hadlayay waxaa kamid ahaa: "Caadilow Allahayow Adaan kuu calaacaliye.
Ciidan Awliyaad iyo Adaan Caawimaad Kaa Sugiye."

Dad kala duwan oo wasiirka Beeraha Soomaliya ku jiro xitaa fariintisu way gaadhay. Waxaa noo suurta gashay in aan Aabahan soo helno, si loo taagero. Xafiiska Beeraha heer Deegan, iyo bulshada kaleba waa xujo hortaalla, si Beeralayda kale dhiiri-galin ugu noqoto.

Lambarkiisa: 0928128041
Magaciisa: Ahmed Xaashi Ibraahin.

Fariintan u garee wixii aad awoodana u dir. In aad faafiso lafteedu waa sadaqo, qof wax la baxa ayay gaadhi doontaa. Dibi ama Cagaf in loo gado ayaa muhiim ah.

03/01/2026

Ali Dhaanto

27/10/2025

DHANTO CUSUB AAMIN INDHOYARE OFFICIAL VIDEO HD

BARNAAMIJKA WAREYSIGA SAFARKII SADIIQ IYO CALI DHAANTO 24/10/2025

BARNAAMIJKA WAREYSIGA SAFARKII SADIIQ IYO CALI DHAANTO Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

21/10/2025

NABIGEENA NAXARIIS IYO NABADGALYO KORKIISA HA AHAATEE AAN KU SALINO
SALAWAATULAAHI CALEYHI

21/10/2025

KOOXDA HANQADH BAND EE

21/10/2025

SAYIDKA NOOL AXMED M ISLAAM

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Gode?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Gode
��������