Gode Blood Bank Service

Gode Blood Bank Service

Share

Update about the gode blood bank

Photos from Gode Blood Bank Service's post 30/08/2026

Mahadsanidiiin Garabka dhalinyarada xisbiga barwaqo ee gobalka shabele
____________________________
Shirkii warbixinta waxqabadka hogaaminta garabka dhalinyarada xisbiga barwaaqo e degmooyinka gobolka shabeele 2018 iyo qorshe dhaadhicinta shaqooyinka 2019 ee garabka dhalinyarada degmooyinka gobolka shabeele
Iyado halkaas lgula dar daarmay hogaaminta garabka dhalinyrda ina shaqooyinka si hufan u dar dar galiyaan markey goobahoodi shaqo ku laabtaan
Ogu danbyan hogaaminta garabka dhalinyrada ayaa sameeyay olole dhiig shubis o kmid ah shaqooyinka bilaha xagaaga o gabo gabo maraya

12/08/2026

እርስዎ ለገሱ ማለት አንድ ሰው ተስፋ አገኘ ማለት ነው! ዛሬ ደም በመለገስ ህይወት ይደግፉ። ደም ይለግሱ፤ ህይወት ይመልሱ!”

Photos from Gode Blood Bank Service's post 10/08/2026

Ciidanka Asluubta Ee Gobalka shabele
“Barnaamijka dhiig shubista ee bilaha xagagaga
_____________________________
“Waxaa si guud deegaanka looga daah furay Barnaaminjka bilaha xagaaga ah ee dhiig ku deeqista
_____________________________
Komoshinerka Boliska Aslubta G.Shabelle Mohamed Abdi jeele Iyo Saraakisha Cidanka Asluubta G.shabelle Oo Saaka Sameyay dhiig shubis Balaadhan
Dhiig shubistan aya waxy kamid ahyd ololaha tabarucadka Oo Aan Ahayn Marki Koobad iyo 2aad toona ee ay ka qaybqatan askartu dhiig ku deeqista
Ayaa sakaa Ka Qabsoontay Saldhiga Dhaqan Toosinta Ee G.shabelle
Mahadsanidiiin

Photos from Gode Blood Bank Service's post 10/08/2026

Mahadsanidin.Xafiiska waxbarashada MMG

______________________________________
Masuuliyiinta iyo shaqaalaha xafiiska Waxbarashada EE MMG ayaa saaka
sameeyay dhiig shubis aan loo kala hadhin mahadsnidin

xafiisk waxbarashada ee MMG Oo kaduulaya barnaamijka tabarucaadka Xagaaga ayaa dhiigooda ugudeeqay bangiga kaydka dhiiga EE GODEY

Wax la sadaqaysto waxaa ugu qaalisan dhiigaaga maadaama dhiiga aad sadaqaysatay sabab unoqon karo naf bani aadam in lagu bad'baadiyo.

Gode Blood bank

Photos from Gode Blood Bank Service's post 09/08/2026

Bulshada kunool degmada ABAQAROW ee gobolka shabele ayaa maanta dhiigooda kudeeqay.
_________________________________________
Maamulka, shaqaalaha dawlada, ee degmada Abaqarow iyo bulshada qaybeheeda kaladuwan oo kaduulaya barnaamijka tabarucaadka bilaha xagaaga ayaa dhiigooda ugudeeqay kaydka dhiiga ee Gode Blood Bank 🩸

Ololahan ayaa qayb ka ah olole balaadhan oo uu Xafiiska Caafiimaadka DDS dhiig uruurin kaga samaynayo 12 goobood oo deegaanka ah si loo soo uruuriyo 8,922 qandi oo dhiig ah.

Photos from Gode Blood Bank Service's post 08/08/2026

ciidanka qaranka dalka ee fadhigiisu yahay
MMG
___________________________________________
🩸Waxaa maanta olale taburucaad dhiig ku deeqis ah sameeyay dhamaan ciidanka QARAN EE DALKENA
______________________________
Mahadsanidiin Dhamaan Askarta Qaybaheda kala Duwan Ee Ka Howlgala ( MMG)
Oo Si Mutadawacnimo Ah Ugu Deeqay Dhiiggooda Kaydka Dhiiga Ee Godey

Baahida Dhiig waa Mid Joogta ah
Aynu Joogtayno Dhiig ku Deeqista
Mahadsanidiin

Photos from Gode Blood Bank Service's post 08/08/2026

🩸 የአገሪቱ ብሔራዊ ጦር በጎዴ ደም ለገሰ
ዋና መስሪያ ቤቱ በጎዴ ከተማ አስተዳደር የሚገኘው የአገሪቱ ብሔራዊ ጦር፣ ዛሬ ጠዋት በጎዴ ከተማ ደም ለሚያስፈልጋቸው ሕሙማንና የማህበረሰቡ አባላት ድጋፍ ለማድረግ ደም ለግሷል።
ይህ የደም ልገሳ ዘመቻ በሶማሌ ክልል ጤና ቢሮ የተዘጋጀ ሰፊ የደም ልገሳ ዘመቻ አካል ሲሆን፣ ዛሬ በክልሉ በሚገኙ 12 የደም ልገሳ ቦታዎች ይካሄዳል።
ዘመቻው ሕይወትን ለማዳንና የክልሉን የደም ክምችት ለማጠናከር 8,922 ዩኒት ደም ለመሰብሰብ ያለመ ነው።
❤️ ደም ይለግሱ። ሕይወትን ያድኑ።
________________________________________
🩸 National Army Donates Blood in Godey
The National Army, whose headquarters is located in Godey City Administration, donated blood this morning in support of patients and members of the community in need of blood in Godey.
This blood donation activity is part of a broader blood donation campaign organized by the Somali Regional State Health Bureau, which is being conducted today at 12 blood donation sites across the region.
The campaign aims to collect a total of 8,922 units of blood to help save lives and strengthen the region’s blood supply.
❤️ Donate Blood. Save Lives

Photos from Gode Blood Bank Service's post 08/08/2026

Bulshada kunool degmada Qalaafe ee gobolka shabele ayaa maanta dhiigooda kudeeqay.
_________________________________________
Maamulka, shaqaalaha dawlada, ciidanka maleeshiyada ee degmada Qalafe iyo bulshada qaybeheeda kaladuwan oo kaduulaya barnaamijka tabarucaadka bilaha xagaaga ayaa dhiigooda ugudeeqay kaydka dhiiga ee Gode Blood Bank 🩸

Ololahan ayaa qayb ka ah olole balaadhan oo uu Xafiiska Caafiimaadka DDS du dhiig uruurin kaga samaynayo maanta 12 goobood oo deegaanka ah si loo soo uruuriyo 8,922 qandi oo dhiig ah.

Photos from Gode Blood Bank Service's post 08/08/2026

ciidanka boliska ee gobalka shabeele
___________________________________________
🩸Waxaa maanta olale taburucaad dhiig ku deeqis ah sameeyay dhamaan ciidanka police ka Gobalka shabeele kuwaas ooy hormuud ka ahayeen
Komisheerka gobalka iyo kuxigeenka komashinka
Ciidanka boliska ee Gobalka shbele 🩸
______________________________
Mahadsanidiin maamulka iyo Dhamaan Askarta Qaybaheda kala Duwan Ee Ka Howlgala ( gobolka shabele )
Oo Si Mutadawacnimo Ah Ugu Deeqay Dhiiggooda Kaydka Dhiiga Ee Godey

Baahida Dhiig waa Mid Joogta ah
Aynu Joogtayno Dhiig ku Deeqista
Mahadsanidiin

07/08/2026

OLOLAHA DHIIG-BIXINTA.

Maalinta dhiig-bixinta ayaa loo asteeyay maalinta berri, waxaana la qorsheeyay in bulshada ku nool guud ahaan Deegaanka Soomaalida ay si weyn uga qaybqaataan ololahan muhiimka ah.

Ujeeddada ololaha ayaa ah in hal maalin gudaheed la ururiyo 8,922 unug oo dhiig ah, si loo kordhiyo kaydka dhiigga loona badbaadiyo nolosha bukaannada u baahan dhiig-shubista.

Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan bulshada Deegaanka Soomaalida inay si mug leh uga qaybqaataan ololahan dhiig-bixinta, oo ay noqdaan kuwo kaalin muuqata ka qaata badbaadinta nolosha.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Gode?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Gode