Kamaludiin Sheikh abdi kalane
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kamaludiin Sheikh abdi kalane, Health/Beauty, Shabelle, Holeta.
12/04/2023
Way adag tahay in la rumeysto, mudo kabadan 42 sano oo noloshiisa kamid ah wuxuu ku qaadanayaa inuu nadiifiyo Masaajidka Xaramka.
Waligiis kuma fikirin inuu mudada intaa le'eg ee noloshiisa kamid ah ku qaadan doono Sucuudiga, wuxuu waalidkiisa u balanqaaday inuu sida ugu dhakhsaha badan ugu soo laaban doono Gurigiisa, balse u adeegida Masjidka Xaramka ayaa sababay inuu laaban waayo waalidkiina ay iska dhaafaan.
Ahmed khan Qandal, wuxuu ka tagay magalada Mandi bahuaddin ee Dalka Pakistan sanadkii 1983-dii isagoo 23 jir ah si uu shaqo uga raadsado Dalka Sucuudiga.
Hase ahaatee Ahmed khan wuxuu shaqo ka helay Masaajidka Xaramka isagoo ka mid noqday Shaqaalaha nadiifiya banaanka Masaajidka.
Mudo kadib wuxuuu kamid noqday Shaqaalaha nadiifiya gudaha Masaajidka Xaramka, maantana waa kormeeraha nadaafada ee Masaajidka Xaramka.
Axmed wuxuu sheegay iney dadka u sheegaan inuu aad u nasiib badan yahay maadama uu ku nool yahay goobta ugu barakada badan Adduunka, markastana uu ku tukado Masjidka Xaramk
14/07/2022
Ku soo dhawaada poga cusup ee KamaluDiin Sheikh Abdi Kalane
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Holeta
W.B.�
