AXM Page
Si aad uga mid noqoto asxaabta ku xiran boggan fadlan like saar page-ka. Mahadsanid
18/04/2026
BAAFIN DEG-DEG AH
Waxaa bulshada ku dhaqan Gobolada Liibaan iyo Afdheer, laga codsanaya in ay ka qayb qaataan baadi goobka labo hablood oo saaka ka baxsaday magaalada Dolow-bay. Gabdhahan ayaa horey ugasoo tahriibay magalada Muqdisho, lakin lagu qabtay Dolow-bay.
Saaka markale abaare 4 saac oo subaxnimo ayeey ka jarmaadeen Doolow-bay ilaa iyo hadana lama ogo meel ay jaan iyo cidhib dhigeen.
Waxaa lagu kala magacaaba Nimco Liiban Ducaale iyo Canab Aadan oo ay saaxiibbo yihiin.
Waxaan ka codsanaynaa qof kasta oo arka ama xog ka haya meesha ay ku suganyihiin ama u jihaysteen inuu si deg-deg ah ula xiriiro hay,adaha Sharciga Booliska ee ku dhow. Sidoo kale waxaan ka codsaneeynaa askari kasta oo ku sugan goob baadhitaan oo ay soo gaadhay fariintaanada meelkasta oo uu deegaanka kajoogo in uu ka baadho gawaadhida safarka ah.
Ciddii hesho wax akhbaar ah oo ku saabsan labadan gabdhood waxaan si naxariisleh uga codsaneeynaa in ay la soo xidhiifhaan numberkan hoos ku qoran oo uu leeyahay Axmed Xassan Macalin👇
+251 91 515 1265
FG: Laamaha amaanka ee gobolka Liibaan iyo Afdheer sigaar ah ayaan uga codsaneeynaa in ay ladagaan sawirka gabadhan oo ay ka baadhaan gawaadhida safarka ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Jijiga
12
