Caawiye production
Fadlan like saar pagekaan siina share garee waayo waxaan soo wadaa videoyo aad u badan oo ku qancin
Kaalay si fudud uga shaqeyso
Adoo xaafadaada joogo
Kaliya ku maalgasho #3.5$
Oo si maalinla ah u hel lacag u dhiganta 30$ ilaa 100$
Wixii faahfaahina igala soo xariir telegramkeyga ama whatsappka numberkeyga
Lacagtana ka sarifo
Golis *883*907718378*3.5 #
Telesome *880*0907718378 *3.5 #
Hormuud *712*0907718378*3.5 #
Telegrame linkeyga waa kan https://t.me/caawiye127
soomaali weyn waan idin salaamey meel walboo oo aad dunida ka jogtaan❤️
18/12/2019
03/12/2019
Advantageous story but short. Lets read .
day turtle and fox met in the forest with Rocky during rainy season, at that time they were making friendly conversation about their good habitat, but fox it not interest the water and she likes to get meat, after long dialogue with honest and trustable way, the fox said to turtle lets go to look around and extend our happy and get more enjoyable things surrounding us, but unfortunately After walking few distance the turtle feel tire and said i can walk after this, now the fox get her point and said it can i tell you why always you feel like this because you are heavy due to your cover, so trust me remove it and lets get relax, now the turtle removed his safety stuff and """"He understood that this is freedom, But he didn't know that He has lost his safety stuff."""" And she get chance to eat it without any gun and any strong military but she used her mind and her Education and she satisfied him to kill his self to his hand.
Now the question is,
what is the concept of this short story ?
I have noticed the flowing points :
@ As a Muslim culture, women should care their dress and don't move their clothes, As Europeans says " women freedom " otherwise they will lose their freedom those Allah give them.
@ You have to be educated person to solve and get many things in a simple way.
@ Don't use strong ideas and force way to reach your goal, only look simple way to reach it.
@ Government should take care the deals among the neighbour countries those need to act us like fox.
Sorry for errors and please ad your points and what you understand it.
Prepared by muscab mohamud ali ( caawiyei )
Kala soco caawiye production Video kala duwan oo ah kuwa lasoo Tarajumay iyo kuwa sidooda u diyaarsan oo ay ku soo diyaareen.
Page dheh dheh si ay u dawaaadaan saxibadaada kle
*Baa Cumar Iyo Baa Cali.*
*Bal adigu waa kaase Kala saar,*
*Oo gartooda gal**
Laba nin oo magacyadoodu kala yahiin Baa Cali iyo Baa Cumar oo dagaalamay ayaa Golaha Hanuuninta Dadweynaha Degmada Xamar Weyne la geeyay,*
*kadib waxeey markhaati u qabsadeen Aay Cadeey oo gurigeeda laga doonay, markii loo sheegay in laga rabo Orientationka ama degmada ayey tiri*
*"maxaa jiraa abaaba siyaad maa imaahaayo oo noo khudbeeynaayo? Maya ayaa lagu yiri, Haye Qashin maa la ataagaa!" Maya ayaa lagu yiri, waxeey tiri"shirkii Hooyooyinka maa jiraa?*
*"Maya ayaa lagu yiri, kadib ayaa loo sheegay in ay markhaati u qabsadeen Baa Cali iyo Baa Cumar.*
*Markhaatigi Aay Cadeey loogu yeeray iyadoo sidii ay wax u dhaceen ka hadleysa waxeey tiri:-*
*-Anigoo wiilkeeyga Muriidi oon gaas u dirsaday banaanka ka fiirihaayo.*
*-Waxaan arkay Baa Cumar oo dukaankiisa xirahaayo aa ku dhacay Baa Cali, yaa loogu dhacay Baa Cumar yaa oogu dhacay Baa Cali.*
*-Baa Cumar ha dhirfo nabarkaas ha dharbaaxo Baa Cali, yaa la dharbaaxay Baa Cali Yaa dharbaaxay Baa Cumar.*
*-Baa Cali feer ha ugu nakh nakho yaa feerka loogu nakh nakhay Baa Cumar yaa oogu nakh nakhay Baa Cali.*
*-Baa Cumar oo nabarkii h**e loogu dhacay, nabar kii labaad feer loogu nakh nakhay ha xanaaqo Batar meesha yaalay madaxa ha uga bushaaqiyo,*
*yaa looga bushaaqiyay Baa Cali yaa oogu bushaaqiyay Baa Cumar.*
*Aay Cadeey markeey halkaa mareeyso ayuu kii dhageeysanaayay markhaatigi oon waxba ka fahmin ayaa yiri,*
*"naa Batarkuna kumuu ahaa?"*
*Aay Cadeey ayaa tiri "Koombo lee ma ohoo" weeyna iska baxday markeey dhameeysatay.*😂
Clique aqui para solicitar o seu anúncio patrocinado.
