Dulka halista

Dulka halista

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dulka halista, Health/Beauty, Cabdullahi, Nairobi.

14/11/2023

wareegtada aduunkaa
walbahaarka keentoo
Waqtigiyo Ayaamaha
weey iyo Ax Iyo Aa’
midna lagama waayee
Damaq iyo Waxyeeliyo
wax miyey ku gaadheen?

Ruux ii werwerayoo
wadhidayda Neceb iyo
wadnihiyo inaad tahay
wadayaasha dhiigaba
waan kugu aqaanee
maxaa helay Wacaashii?

Wacadkiyo jacaylkiyo
kolley wada jirkeenii
Marna waabin mayside
Waraaqdiyo Dhambaalkii
Wakiilada Socdaaliyo
Ma la Waydey Weriyaha?

TikTok · shifay 10/07/2023

TikTok · shifay Check out shifay's video.

08/04/2023

Özil : Benzema Number 9 ugu Fiican jiilkan Ayuu yidhi

Hadalka Özil Waxa uu u dhiganyahay Sidan.Benzema ayaa ka fiican marka la isku daro Haaland Mbappe iyo Lewandowski.

Ma la qabata Özil.

27/03/2023

Asxbta

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Cabdullahi
Nairobi