Kaafi Institute for Health Science

Kaafi Institute for Health Science

Share

โ€œCaafimaad laโ€™aan, waa nolol laโ€™aan.โ€ ๐ŸŒฟ
โ€œNin caafimaad qaba, waa nin taaj qaba.โ€ ๐Ÿ‘‘
๐Ÿ’‰๐Ÿฉธ๐Ÿงช๐Ÿงซ

23/07/2026

Kaafi Institute for Health Science .
๐Ÿ•Œ ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ:
ยซู…ูŽู†ู’ ุตูŽู„ู‘ูŽู‰ ุนูŽู„ูŽูŠู‘ูŽ ุตูŽู„ูŽุงุฉู‹ ูˆูŽุงุญูุฏูŽุฉู‹ุŒ ุตูŽู„ู‘ูŽู‰ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ู ุจูู‡ูŽุง ุนูŽุดู’ุฑู‹ุงยป

"Qofkii hal mar igu salliya, Alle wuxuu ugu sallinayaa toban jeer."

๐Ÿ“– ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ

Alle ha inaga aqbalo salaadda, ducada iyo camalka suuban.

Photos from Kaafi Institute for Health Science 's post 16/07/2026

#๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐

๐€๐ซ๐๐š๐๐š ๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐Š๐š๐š๐Ÿ๐ข ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐š๐ช๐š๐ฒ๐š ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐๐š๐๐š ๐๐ข๐›๐š๐-๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐š๐ก, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐๐š๐๐š ๐ฃ๐ž๐œ๐ž๐ฅ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š.

๐Ÿš† Waxaan wali saaran nahay tareenkii waxbarashada, waxaana ku rajo weyn nahay in aan gaarno himiladeenna. ๐Ÿ“š

Waxaan ku dadaaleynaa in aan riyooyinkeenna ka dhigno kuwo dhab noqda, si aan aqoonteenna ugu adeegno una horumarinno bulshadeenna Soomaaliyeed. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿค

oo nala Qaata xirfada caafimaad



Kaafi Institute for Health Science

Photos from Kaafi Institute for Health Science 's post 10/07/2026

๐ŸŽ“ Hambalyo iyo Bogaadin! ๐ŸŽ‰

Mamaulka & maclimiinta machadka barashada culuumta caafimaad Ee
Kaafi Institute for Health Science .
Waxay hambalyo iyo bogaadin gaar ah u dirayaan Dr. Ahmed Ali Mohamud, oo si guul leh u soo dhammeystay safarkiisii waxbarasho ee jaamacadda.

Dr. Ahmed Ali Mohamud waa hawl-wadeen ka tirsan Machadka Kaafi, waxaana ku faraxsanahay guusha uu gaaray.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu cilmigiisa uga dhigo mid anfaca diintiisa, dalkiisa, iyo dadkiisa, kana siiyo guulo iyo horumar ka sii ballaaran mustaqbalka. Aamiin. ๐Ÿคฒ

Hambalyo mar kale, Dr. Ahmed Ali Mohamud! ๐ŸŽ‰

Photos from Kaafi Institute for Health Science 's post 03/07/2026

Bahda Machadka Barashada Culuumta Caafimaadka ee
Kaafi Institute for Health Science.
Ayaa ka qayb gashay xaflad lagu sooxiraayo sanad dugsiyeedka iskuulka Hoose ee .

Xaflada ayaa mamaulka Machadka u wakiishtay madaxa marketing_ka & arimaha bulshada Dr Maxamed Axmed Maxame.

.

01/07/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo 1-da Luulyo โ€” Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Bahda Machadka Barashada Culuumta Caafimaadka ee Kaafi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda maalinta xorriyadda.

Alle ha dhowro dalkeenna, hana siiyo nabad, horumar iyo midnimo.
! ๐Ÿ’™

|yoยน

25/06/2026

๐ŸŽ‰ HAMBALYO & BOGAADIN ๐ŸŽ‰
Bahda Machadka Barashada Culuumta Caafimaadka ee Kaafi waxay dareen farxad leh la wadaagayaan dhammaan ardayda maanta usoo idlaaday Imtixaanka Qaranka.
Gaar ahaan ardada iskuulka Salaama primary and secondary school oo aan bahda nahay &
Dhamaan ardayda Soomaaliyeed, waxaan idiin rajeynaynaa guul, farxad, iyo natiijo qurux badan, Insha Allah.
.

24/06/2026

๐Ÿ—ฃ .

Dhamman ardada waxka barata machadka barashada culuumta caafimaad Ee kaafi.

Waxaan idiinkugu wargelineynaa machadka in uu fasax geli doono malmaha soo socda munaasabadda maalmaha xuriyada dalkeena somaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด :fasaxa wuxuu bilabana 24-jun-2026
Wuxuuna ku ekyahay 27_jun-2026.
Soolawashaduna waa
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Kaafi Institute for Health Science

18/06/2026

โœจ๏ธ & Bogadin

Bahda Machadka Barashada Culuumta Caafimaadka ee KAAFI waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda F8aad, ee maanta si guul leh usoo dhammeystay imtixaankooda.

Waxaan idiin rajeynaynaa natiijo wanaagsan oo aadku wada faraxdaan, guul iyo mustaqbal ifaya Insha Allah.
Dadaalkiinii iyo sabirkiinii miro dhal ha noqdo.

๐Ÿ’™๐Ÿ“š

17/06/2026

๐Ÿ“ข

Dhammaan ardada wax ka barata Kaafi Institute for Health Science,waxaa la idin ogeysiinayaa in buugga " la geli doono maalinta berri ah (Khamiis).
Fadlan si wanaagsan u diyaar garooba.
โœจ๐Ÿ“š

07/06/2026

Waa qayb ka mid ah ardada waxka barata machadka barashada culuumta caafimaad Ee Kaafi Institute for Health Science. Quiz Exam for Health book2๐Ÿ“–

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Afgoye?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Afgoi
Afgoye
WAANJEEL