Waddo u Sameynta Afmadow

Waddo u Sameynta Afmadow

Share

Waddo u Sameynta Afmadow “

06/03/2024

Bismillahi maanta waa maalin ku weyn Bulshada ku Nool Degmada Afmadow 600 o ka mid bulshada qeybaheeda kala Duwan ayaa u dareertay iney codkada u dhiibtaan Hormarinta deeganka iyo Muhiimada kowaaad Mid ay ka dhigan Doonaan

Maanta waxa loo kala Codeeyey
Wado laami ah iyo Garoon diyaaradeed

Guul baan u rajeynayaa midkii so baxo waa u hofnar degmada ✅🙏

22/02/2024

Rer afmadow iskutashiga Afmadow waxaad moodaa ragee iney kaseexdeen oo dumarkii ii lodayey mana ahan wax quruxbadan san xal idiimanoqote ragow fadhiga isaga kaca 🤭

04/01/2024
Photos from Waddo u Sameynta Afmadow's post 19/02/2023

Waxaa meel wanaagsan maraya wajiga koobaad ee dhismaha wadada isku xirta Degmooyinka Kismaayo iyo Afmadow oo dhawaan dhismaheedu uu bilowday.

Wadadan oo ah mid muhiim u ah isku socodka guud ahaan gobolada Jubaland ayaa ahayd mid burbursan oo ku adkayd gaadiidleeyda inay wakhti koobaan ku gaaraan halka ay rabaan.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sidoo kale kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanka si loo dardar galiyo dhismaha wadadan muhiimka ah.

Photos from Waddo u Sameynta Afmadow's post 01/09/2022

Gudiga Isku-tashiga haweenka Degmada Afmadow qeybta Nairobi ayaa shalay kulan la qaatay Waziirka Howlaha Guud iyo Guryeynta Jubaland Ismaciil Garas.
Waxaa kulanka looga hadlay mashruuca wado u sameynta Degmada Afmadow. Wuxuu kulanka kusoo dhamaaday is afgarad.
Gudiga Isku-tashiga haweenka Degmada Afmadow waxay marwalba u taaganyihiin horumarinta Degmada Afmadow.

29/08/2022

Shaley waxaa kulan dhaxmarey Guddiga Haweenka isku tashiga Afmadow qaybtooda Nairobi iyo Waziirka qorsheyta iyo xiriirka caalamiga ee Jubaland.
Waziirka ayaa bogaadiyay Dadaalka iyo iskutashiga aysameeyeen Gudiga Haweenka.
Guddiga ayaa ugu mahadceliyay Waziirka isgarab istaagiisa iyo waxqabadkiisa hufan.
Gudiga Haweenka ayaa rajeynaya in uu sii xoogeysta xiriirka kadhaxeeya Gudiga iyo Xubnaha deegaan ahaan kasoo jeeda Degmada Afmadow.

Photos from Waddo u Sameynta Afmadow's post 19/08/2022

Gudida Hor u Tabinta Waddo u sameynta Degmada Afmadow Ayaa maanta Kulan ka Yeeshay Dardar galinta Howlaha Dhismaha Wadada. Iyo Sidii Mar kale Kor loogu so qaadi lahaa Wacyigalinta Arimaha Wadada

Gudida Ayaa xoosta ka Xariiqday in olola xoog leh ka dhax bilaabi doonan bulshada Dhaxdeeda kulama ay la qaadan doonan bulshada qeybaheeda kala Duwan ,

13/07/2022

Waxaa Rajadeynu Tahay Mustaqbalka Afmadow o la Tartanta Magalooyinka kale Xaga Wadooyinka iyo Hormarka

Qeyb ka Noqo ololaha loogu Jiro Howsha Socoto

Aan isku Tashano Cidno inooma maqnee

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Afmadow?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Wadada Ceeymiska
Afmadow
000100