Cadde ka Cadde
Cadde Ka Cadde ku dhazhay barawe da'da 20 jir ku nool somalia
25/11/2024
Degdeg:Axmed Maxamed Islaam Axmed Madobe oo markale Baarlamaanka Jubaland u doortay Madaxweynaha Jubaland
25/11/2024
SAWIRRO: Halsano kadib hergalintii Afka-Maayga maxaa ka dhaqan galay in iskuulada Magaalada Baydhabo lagu soo kordhiyo dhigista Afkéng aayow?
Jawiga caawa barawe
11/03/2023
Alle ha u naxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay duleedka barri ee magaalada Gabiley halka 7 qof oo kale ku dhaawac meen.
04/03/2023
Mala iloobi doono weerarkan laakiin waakala jabeen,Mane waa tagay iminkana Fermino ayaa lasoo warinayaa inuu xagaaga soo socda kooxda ka tagayo
Laakiin waa ku koob aruursadeen
04/03/2023
62 Sedexleey ayuu Ronaldo dhaliyay waayihiisa Ciyaaraha,Durbana Sacuudiga labo ayuu ka dhaliyay
Walee meeshaas goolhaye ma joogo qeybta horaba Seddex gool ayuu dhaliyay maalin h**e
04/03/2023
Sanadkana Yaa qaadi doona Champions league kadib Sanadaha iyo sida loo kala qaaday ee kuu muuqda
04/03/2023
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhir ku beeray Aqalka Martida Jubaland ee Magaalada Kismaayo.
20/02/2023
Bal fiiri sida waqtiga Durba isu badalay,Reer Arsenal Khamiis iyo Jimco waalagu maadsanayay madaxa ayaana jabnaa kadib guuldaradii City balse isbuuca iyaga ayaaba haya hogaanka
Nin Nottingham Forest ku kor kufaya shaqo Diyaar uma ahan
20/02/2023
Kaliya 5 dhibcood ayey usoo jirsadeen Arsenal,Riyada United ee horyaalka waa Nooshahay
GOOL Magafe Rashford waana waalayaa
18/02/2023
RASHFORD hakuugu shuquleeyo wareer ma ahooo reer Barce,Kulahaa Xalay Bareejada Barcelona aan la soo galnay guuldaro ayey ila mid tahay
Micnaha lugta xigta iskudaah malahan kuwaas Camal Yacni xoog kuma soo arkin
18/02/2023
Kooxdee ayuu ku fiicnaan lahaa,Walow La sheegay goor horaba Chelsea iney talaab u qaaday la wareegidiisa oo Sheikha ay la hadleen
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Baraawe
252
