Dhalinyerta Degmada Awdiinle
Ku soodhowow page ka Dhelinyerta D.Awdiinle๐โจ๏ธ๐
15/09/2026
Hambalyo iyo bogaadin ayaan udireynaa wllkeaan oo looo magcaawey Gudoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyada ee Degmada Awdiinle ๐ค
18/08/2026
Alxamdullilah dadaal iyo dulqaad dheer ka Dib waxaan isoo idlaadey jamacada heerka 1aad bachelor degree Eng-Mukhtaar Xuseen Xasan ๐๐๐
15/08/2026
Hambalyo Hambalyo
Waxaanu ku leenahy haka caajisin waxbarashada
Guuleyso inta inka badn kuu rajeyneyna Dhalinyerta Degmada Awdiinle
Soodhoweeyn iyo Hambalyeen loogu sameeyey Gudoomiye H**e aya ka dhacdey Degamda Awdiinle
07/08/2026
Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin udireyna Mid ka mid ah kuwa ugu firfircoon waxaax kuleenhay Cilmigaad Baratey allah kugu anfaco wll ๐๐๐ฅ๐ฅ
31/07/2026
Reer Awdiinle asal ah oo kuwa kulmey magaalada caasimasa ah yaa ka taqaana ๐ซตโ ๏ธ
Category
Website
Address
Baydhabo
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Dhalinyerta Degmada Awdiinle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
