Mo Isse Omar Dheere

Mo Isse Omar Dheere

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mo Isse Omar Dheere, Eyl.

31/08/2022

Hargeisa oo hadashay

26/12/2021

Eyl badbaadey rabtaa

Photos from Mo Isse Omar Dheere's post 26/12/2021

Gurmadkii reer Eyl ee Qardho iyo musuqmaasuqii uu kukacay Guddoomiyihii h**e Ee Degmada Eyl.

Maxaad ka Ogtahay?

Muddo laga joogo 5 bilood duufaantii kadhacday degmada Eyl. Waxaa daadad khasaare laxaad leh geystay ay saameeyeen magalada Qardho.

Intaas kadib waxaa is-xilqaan sameeyay dhalinyarada Degmada Eyl iyagoo kaashanaya culumada, waxgaradka, halka uu Guddoomiyihii h**e Ee degmada Eyl uu ka aamusay. Intaas kadib waxaa guddigii ka koobnaa dhalinta, culumada iyo waxgaradku isku qeybiyeen labada daan ee Degmada Eyl.

Dadaal dheer kadib waxay keeneen Guddigu dhaqaale iskugu jira; Xoolo nool oo tiradoodu dhantahay 250 neef, halka raashinka iyo agabka kale ay ahaayeen Laba gaari oo nooca xamuulka qaada ah. Iyo sidoo kale lacag dhan $10,000.

Xilli ay bulshada reer Eyl aysan wali kasoo kabsan khasaarihii kasoo gaaray duufaantii iyo daadadkii 5 tii december 2019.

Howl badan kadib Guddigii gurmadku wuxuu ku wareejiyay hantidaas Guddoomiyihii h**e Ee Degmada oo markaas aan wax shaqo ah ku darsan intii uu socday gurmadku.

Hadaba meesha laga rabay in Guddoomiyuhu amaanadaas iyo xoolaha umadda uu wareejiyo waxa uu guddoomiyuhu raashinkii ku rogay bakhaaro ku yaalo tuulada Qarxis. Sidoo kale waxa uu xoolihii u raray magalada Garowe iyadoo kudhacday khasnadiisa gaarka ah.

Waxaa sidoo kale meesha ka marnayn lacagtii gaaraysay $10.000 oo ilaa hadda la garanayn meeshii ay ku dambeysay.

Lasoco musuqmaasuqii ugu darnaa uu kukacay Guddoomiyihi h**e Ee Degmada EYL.

16/11/2021

Galabnimo wangsan

29/09/2021

Guuuul mr huruuse

29/09/2021

Page kaan fadlan follow gareeya

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Eyl?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Eyl