Dur-Dur Pharmacy
macamiil waxa iniin hayna daawoyin jimlo iyo tafaariiq labadoda mudane/ marwo kusoo dhawoow Dur-Dur pharmacy
31/12/2025
Waxa hada naso garay kaniinka Dentamol oo Naga go anaa hadad jimlo iyo tafariiq rabtid nala soo xiriir macmiil
11/12/2025
Macmiil waxa iniinkeenay Miconazole oral gel
Taas oo loo isticmalo afbur burka iyo cabeebka afka dil-dilaca carabka
09/12/2025
Macmiil matahay pharmacist ama hospitals ma doonaysaa inaad heshid goob aad ka gadatid daawada jimlada ama tafaariiqda hadaba Shirgada Dur-Dur pharmacy and company hadaba shirgada waxay kaa haqabtiraysa dhaman bah yahaaga nalaga soo xirri what's app keena
Category
Website
Address
Gaalkacyo
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Dur-Dur Pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
