Mayram Style & Skin Care

Mayram Style & Skin Care

Share

Adigaa abuuran kara nolol toosan oo wacan

Photos from Mayram Style & Skin Care's post 11/11/2022

Cabaayado Cusub Qiimo Kuqanciya Kuhel Goobkastood hoogtid Hadda Soo Dalbo

+252906755961

25/05/2022

Nolosha Kalinimada:)

Ma arag mid ka nasasho badan hadana ka farxad badan.

1: majiri doono qof ka dacwoon doona maxa iso wici waydey.

2: majiri doono qof aadka sugi doontid garab iyo wehel.

3: majiri doono qof kaa xanaajin doono.

4: majiri doono qof aad arrimahaaga kala tashan doontid.

5: majiri doono qof buuq iyo muran kula so doonanaya.

6: ma jiri doonto qof aad raaligelin doontid.

7: waxkasta oo kugu soo dhaca ama aad u baahatid kaligaa aya qabsan doona.

8: noloshada adigaa fasax u ah waxa aad birri samayn doonto.

9: waxaad baranaysa sidaa kaligaa farxad usamaysan lahayd.

10: waxaa baranaysa dhibaato kasto kugu dhacda sidaad isku xalin lahayd kaligaa.

11: waxaad baranaysa marka xanuunsatid inaad kaligaa is madadaalisid.

12: waxaad ka maarmi doontaa qof walba ilaahey mooyaane.

13: Ugu danbeyn talaabo walbo aad qadeysid adigaa xor uleh dhinacad u qaadeysid💃

Kaligaa baa dhalatey!
kaligaa baana lagu aasi doona marka dhimatid!
Maxa diidan inaad kaligaa noolaatid!💯

22/05/2022

5taan Talo qaado waxad keneysa grade A&B hadaad u fariisanayso imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 4raad dugsi sare ama fasalka 8aad dugsiga dhaxe Share udheh hadad taqaanid ardey kamid ah kuwa imtixanka galaya

19/05/2022

Ogow Xaqiiqqda Waxyabaha Laysku Cayiliyo Iyo Dhibatoyinka Ay Qofka Ugeysan Karaan

17/05/2022

Dhibaatoyinka Sharoobada Laysku Cayiliyo leedahay hadad isticmaasho labadan sharoobo midkood Fadlan Jooji⚠️🚫

Telephone

Website

Address

Garowe
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mayram Style & Skin Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Garowe.