Dr Maxamed Qaasaali
waxa aad kala socon doontaa macluumaadka ku saabsan caafimaadka.
Fahan fiican haddii aad ka haysato maaraynta dhaqaalahaaga, horumarkaaga mustaqbalku waa mid guulaysan kara.
Isbarbar dhiga laba nin oo walaalo ah.
Share.
Mucjisooyinka abuurteena ku duugan.
Hal il ayaa ka awood badan, waxa Camera dunida taala.
Dr Shiine.
La wadaag asxaabtaada.
A Confused Young Man!!!
Qofku wuu dhigan karaa Hal iyo Laba Master ba, se waxa qurux badan in ay la xidhiidhaan Takhasuskiisa.
Wax la ceebsadana uma arko.
Alle janooyinkiisa ha innagu abaaliyo.
02/01/2023
Sannad wanaagsan dhammaan asxaabta page kan ku xidhan.
Halkan waxa aynu ku soo gudbin doonaa insha allah wax badan oo faa'idooyin leh.
Follow, like.
Sannadkana sannad Barwaaqo Alle ha inooga yeelo.
Mahadsanid
Maxamed Qaasaali
11/10/2022
Ku soo dhawaada bogga Dr Maxamed Qaasaali.
Dr Maxamed Qaasaali waxa aad kala socon doontaa macluumaadka ku saabsan caafimaadka.
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Dr Maxamed Qaasaali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
