Warka Maanta
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warka Maanta, Health/Beauty, Marodijex, Hargeisa.
29/11/2025
Raali galinta Somaliland muu sinin ee Adeerki Cirro ayuu siyay ...Somaliland ismay badalin shalay somaliland ayay ahayd matana way tahay balse Adeerki ayaa madaxwayne npqday...
24/11/2025
Waxba yaanu xeerkay imarin xoolana isiine xaashe nin libin kaa xistiyay xumihi waa yaab.....Reer Gabilay Ma dhaxanta dad jilicsan ka dhigtay ..
20/11/2025
Ninkan Xamuuro ayaa la odhan jiray waagi kubada la cayari jiray..Xamuuraduna waa libista ay habluhu afka marsadaan ..hada xamaro ayuu la baxay...Wagaar..
10/11/2025
Wasiir Sheegay inay si khalad ah u xidheen Wariyaayal..
Hodhodho hodhodho...
24/10/2025
Adigu jeelka Dawiyo Dalxiis ayaad ka dhigate…..
Waxaan ka jecla adigo madaxaagu anu sidaas u oolin iyo adigo aan Camara iska duubin ..alle haka aqbalo
Xaqiiq weeye ...Salaada waliga haka tagin...
Marka Dawladii kaa buruurto xasuusteedad ku nolataa...
Somaliland maxay wax uga qaban wayday Dadka Dhaqan Xumada fidinaya..Wasiirkii Diinta iyo awqaaftu Hawshaa wax haka qabto .
Category
Culinary Team
Attire
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
2522
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Warka Maanta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
