Xaqiiqa waran
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xaqiiqa waran, Health/Beauty, Hargeisa.
15/08/2021
war deg deg ah
Taliyihii qaybta booliska gobolka saaxil
G/dhexe. Cabdi cali xayd ayaa xilkaasi laga badalay
Waxaana loo soo magacaaabay gashanle muuse xasan oo h**e uhaa taliyaha qaybta bariga hargaysa
Sidoo kle
G/dhexe xasan ismaaciil yuusuf gacmayare oo ahaa taliyaha dugsiga madheera ayaa loo magacaabay taliyaha qaybta bariga hargaysa
Oo dhawr bilood ka hor laga bedelay
Halka taliye cabdi cali xayd loo magaacabay taliyaha ciidanka ilalada cashuraha siimaliland
Category
Website
Address
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Xaqiiqa waran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
