AABBO perfumes
AABBO PERFUMES kaga bogo udugga kana filoudgoon walba oo maankaaga tabo
Union by Maryaj waa cadar ka tarjumaya kalsooni, nadaafad, iyo xarrago casri ah. Furitaankiisa citrus-ka cusub wuxuu ku siinayaa firfircooni maalinta oo dhan, halka Green Tea iyo Blackcurrant ay abuuraan dareen deggan oo soo jiidasho leh. Marka uu si buuxda u d**o, Sandalwood iyo Musk waxay reebaan raad diirran oo nadiif ah oo qof kasta xasuusan doono. Waa doorashada ugu habboon ninka doonaya inuu helo perfume caraf degen oo qiimo jaban
Ma rumaysan tahay in hal udgoon uu qofka ka sheekayn karo adigoon hadlin?
Qorraxdu waxay ahayd mid soo baxaysa, magaaladuna weli si tartiib ah ayay u soo toosaysay. Isagu hadal badan ma ahayn, mana uu jeclayn inuu dadka ku qanciyo ereyo badan. Waxa uu rumaysnaa in qofnimada dhabta ahi ay ka muuqato ficillada iyo raadka uu qofku reebo.
Markii uu qoorta ku buufiyay Green Force by Maryaj, udgoonkii bergamot-ka iyo basbaaska madow ayaa furay bilow tamar iyo geesinimo leh. Daqiiqado yar kadib, tufaaxa cagaaran iyo cananaaska ayaa keenay firfircooni cusub, halka ubaxyada jasmine iyo patchouli ay muujiyeen degganaansho iyo bisayl. Ugu dambayn, amberwood, musk iyo vanilla ayaa uga tegay raad diiran oo muddo dheer xasuus ku reebay cid kasta oo uu la kulmay.
Maalintaas cidina ma xasuusan waxa uu xirnaa, balse qof walba wuxuu xasuustay sida uu u dareensiiyay kalsooni, xarrago iyo joogitaan aan la iska indho tiri karin.
Green Force by Maryaj ma aha oo keliya cadar; waa sheeko uu qofku ku qoro joogitaankiisa, isagoo aan erey keliya odhan.
Nooca: Oriental, woody-spicy, ragga iyo dumarka loogu talagalay
Top notes: cinnamon, nutmeg, saffron
Middle notes: Cambodian Oudh, sandalwood, cedar, guaiac wood
Base notes: musk, resins, amber, Oudh
Urooj wuxuu ku furmaa caraf cusub oo citrus ah oo ay weheliso saffron diiran, taasoo siisa bilow soo jiidasho leh. Marka uu d**o, waxaa soo baxa lavender iyo fir balsam oo dheellitira urta, ugu dambayna wuxuu ku dhammaadaa oud iyo leather oo bixiya dareen qoto dheer, raaxo leh, isla markaana muddo dheer sii jira.
Amante perfume For Men waa cadar rag loogu talagalay oo leh ur casri ah, nadiif ah, isla markaana soo jiidasho leh. Waxa uu ku habboon yahay isticmaalka maalinlaha ah iyo munaasabadaha gaarka ah
AABBO PERFUME hoyga udugga weliba dhanka ragga ku xulo tayo, ka xulo dooqaaga, kana soocan dhiggaaga.
KADALBO
63 8957911
Somaliland Ministry of Education and Science
Category
Website
Address
252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when AABBO perfumes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
