Maka Beauty Clinic
Laser hair remove
Hydrofacial
Steam
19/01/2025
Ma u baahantahay in aad hesho waji qurux badan iyo caafimaad?
Hadaba si aad u hesho adeegan Maka Beauty Clinic waxay kuu samaynasaa
Hydrofacial iyo Laser Hair Remove, oo laguugu samaysanayo qaabkii ugu casrisanaa.
Maka Beauty Clinic kala soo xidhiidh.
Tel:.0638387527.
Place:. kasoo horjeedka Masjid Ibraahim dheere.
02/01/2025
Waxan Idiin Haynaa Full Facial Kasoo Booking garayso #0638387527
25/08/2024
14/07/2024
so dhawaada dhamaantiin rag iyo dumarba
Soo dhawaada dhamaan macaamisha Maka Beauty clinic wxanu idin samaynay fursad ah Hadi qofku 2 jeer samaysto lazerka iyo hydrafacialka Inu heli doono 1 mar oo free ah rag iyo dumarba wixii faahfaahin dheerada kalaso xidhiidh lambarada profileka saran whatsappka
Fadlan meheradu discount 50% ayay ku jirta an kawada faaidaysano dhaman rag iyo dumarba.
Adeega ugu badan lagu qabanaya waa 15$ hadaba ha mooganina meherada beuty clinic oo ku taala magalda Hargeisa gaar ahan kasoo horjeedka masjidka Ibrahim dheere ama kala so xidhiidh number ada 063-8387527
Kusoo dhawaada gacmo furan iyo adeeg hufan oo ku raali geliya
Category
Website
Address
Hargeisa
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Maka Beauty Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
