Gubadle media

Gubadle media

Share

zir abdirashid

19/02/2025

Aar somaliyaa

19/02/2025

Muhsaraxa kaligiiye ee madaxwaynaha 2026ka

18/02/2025

Waan idinla kafta mayee go aan maydin iska qadani, aan wada hadalno

18/02/2025

Alla ha u naxariistee waxa la ii xaqiijiyey imika Dilka Taliye Cabdi Cali Nuur oo ahaa taliyaha saldhiga xaafada Maxamed Mooge ee Hargeysa.

Marxuum Cabdj Cali Nuur oo aha Suber Awal Sacad Muse Jibriil abokar
wuxuu ahaa saraakiishii Booliiska ee muddada dheer u soo shaqaynayey Somaliland.

Marxuum Cabdi Cali wuxuu muddo dheer Baadhe sare ka ahaa saldhiga dhexe ee Hargeysa.

Waxaa Dilay habar Yoonis

Dilka Taliyaha waxa loo adeegsaday sida ah booliisku ii xaqiijiyeen Tooray.

Gacan ku dhiiglihii oo ahaa askari booliis ah gacanta ayaa lagu dhigay.

Category

Website

Address

Somalia
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gubadle media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.