Haye bage

Haye bage

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Haye bage, Health/Beauty, Kismayo.

10/03/2025
25/01/2025

Qaarada Africa marka laga reebo soomaalia Dhan walbo hadaad aad ka fiiriso ha ahaato Dhaka dhaqaalaha , ha ahaato dhanka siyaasada , ha ahato dhanka dhaqanka , ha ahaato dhanka waxbarashada , dhiinta iyo luuqada intaas oodhan Afirkaaku way leeyihiin laakiin wadankeena soomaalia waxaas oo dhan marka laga sootago waxaan Qaarada Africa kaga duwanahay saddex kamid ah waana luuqada, diinta iyo dhaqanka oo aan isku mid kanay hadanna lama arkayo labo soomaaliya oo ku heshiisay sadexda aan soo sheegay mid ka mid ah hadaba waamaxay sababtu ? Ma' is waydiisay waligaa sabata ka danbayso midaas ayadaa? Waxaa oo ga goleehay dhamaan gayigeena soomaaliyeed hadii aan wax isbadal ah aan la imaan wayno magaca soomaalia iyo dhulka soomaaliya wa uu ku danbay doonaa in loo kala qaybiyo aduunka in tiisa kale oo la dhoho majiro wax soomaali ladhoho .haha adigu maxay kula tahy falan aragtidaada komentiga noogu reex mahadsanid.

15/07/2024
01/07/2024

BAAQ NABADEED OO KU SOCDA BEELAHA WALAALAHA AH EE KU DAGAALAMAYA GOBOLKA MUDUG

Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,

Dadka wada dhashay ee isku diinta, dhaqanka iyo ehelka ah ee ku dagaalamaya Galbeedka Gobolka Mudug waxaan u soo jeedinayaa in ay joojiyaan dagaalka sokeeye iyo daadinta dhiggooda, kana fakeraan aakhiradooda iyo adduunkoodaba.

Dagaal sokeeye waa ka soo daaleen dadkeennu, mana jirto cid guul iyo natiijo wanaagsan ka keentay, sidaas awgeed, jidka idiin furan waa in aad gacmaha isqabsataan, wadahadal iyo walaalnimana ku dhammeysataan wixii khilaaf ah.

Culumada, odayaasha dhaqanka, iyo waxgaradka waxaan ugu baqaayaa in ay door firfircoon ka qaataan nabadeynta iyo dib u heshiisiinta, dhexdana ay u xirtaan sidii ay xisadda u dejin lahaayeen.

Dowladda Federaalka, Galmudug iyo Puntland waxaan ku adkaynayaa in ay si dhow uga wada shaqeeyaan nabadaynta iyo joojinta colaadda deegannadan.

Waxaan Alle ka baryeynaa in uu qalbigeenna isu soo jeediyo, nabad iyo barwaaqana ku manneysto dalkeenna.

Wabillaahi Tawfiiq.

01/07/2024
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Kismayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Kismayo