Geel jire
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Geel jire, Health/Beauty, Somalia, Mogadish.
29/01/2026
Anagoo ah dhalinyarada beesha habar ceyno waxaan qireynaa xildhibaanka ugu fiican beesha habarceyno inuu yahay maxamed cabdi cali faarax
Xildhibaan wax sanad ka yer ayuu jogaa hadana dhalin yero badan ayuu wax u qabtey
Halka Xidhibaan maxamed jeyta ay tahay xildhibaanadii ugu liidatey ee beesha yaalato
Ha quusan, waxaad gaari kartaa riyadaada!
Guusha ma timaaddo si lama filaan ah, balse waxay timaaddaa marka aad dadaal, sabar, iyo rajo yeelato. Xitaa haddii aad ku dhacdo marar badan, kac mar walba. Ilaahay wuxuu la jiraa kuwa ku riyooda wanaag.
Ku kalsoonow naftaada... mustaqbalkaagu waa mid ifaya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadish
