Bakaal
Other
05/06/2023
Baafin baafin waxaa labaafinnayaa ataxakiin cabdi qani macalin XASAN oo kasoo lummay magalada muqdisho DAGMADDA dayniile xaafadda dibilley waa will maskax ahhaan alle dhameestirin waxaa uu garrannayaa kalliya magaca labada waalid ee dhallay magacyaddooda (cabdi qani macalin XASAN) oo lambar kiissu yahhay (061 9999283) ama(0615889885) hooyada dhashay oo magaceedu yahahay(maryan maxamuud wehliye) oo lambar keedu yahhay(061 5868751)ama(0619775266) waxaa qof wallbbo oo somaaliyee sinnaxariisleh loo ga codsannayaa inuu alle dartiis noolasoo xirrirro. Mahadsanid
31/05/2023
31/05/2023
Jimcuhu waa maalinka ugu fadliga badan todobaadka. Waa maalin barakeysan, oo ducada la aqbalo. Aan uga faa'iideysanno quraan aqris, adkaar, duco iyo qaraabasalaan. Jimco wanaagsan.
07/03/2023
CADEYNTU WAA TAA EE MA IS QABATAA
DAAWO DHIBAATADA KA JIRTA WADAAD U DHAXEYSA WARSHADA CAANAHA ILAA KULIYADA JAALE SIYAAD
22/11/2022
GUDOOMMIYE WAA DHACAA
DHALASHO DHACEYSA IYO BASABOR SIDII MID CUSUB LOO MAREYO AYAA LA DAALADHACEYNEY
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
HARGEYSAWAQOOYIGALBEED
