xaaji nuur
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from xaaji nuur, Health/Beauty, wadada cabdi casiis, Mogadishu.
Reer Koofurka qofkii laba ama seddax gabay tiriya Abwaan ayey ugu yeeraan. Abwaan sow kii curin iyo hal-abuur laamaha suugaanta oo taxane ah leh ma ahayn, aqoon iyo waaya-aragnimana u leh dhaqanka iyo afka?
22/09/2023
Waxaan soo wadnaa dadka soomaaliyeed Ee
Baraha Bulshada ku jira sumcad ahaan akhlaaq
ahaan kuwa guulaystay iyo ku wa guul daraystay
Oo meesha sharaftoodu ku dhuntay Kani
Waa c/ cismaan faarax isagu wuxuu ku jiraa
Raga guulaystay
πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ waa abwaan kii. Waynaa maxamad ibraahim warsame xadraawi oo ahaa aabihii
Abwaanada soomaaliyeed Allah ha naxariisto
Markuu Tixdaan mariyay yuu ola danlahaa
Yaa ii sheegi kara waa xujo A____ itoopiya)B_ yuhuuda) C_ siyaad bare β₯ π
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
00022
