Cartan Boosh
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cartan Boosh, Massage service, Makka al-Mukarama, Nairobi Hill.
Garyaqan oka hadlee xalada Dalka ku jiiro Gar ahaan muqdisho
Dhaqaanki soomaali lehed oo laasi Qurxiye
Kadiib marki shillin Soomaali laa diide
Kusoco 😂
Afar sano ka hor, madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu diiddanaa in madaxweyne Farmaajo uu muddada kororsado. Afar sano kaddib, waa kan Xasan oo muddo-xileedkiisa ka dhimman tahay 40 maalmood, doorashana u socon.
Yaa khaldan labada Xasan?
Laftagaren hadeer ayu ogade Jubbaland iyo puntland waxay mar h***e ogadeen
Haday macan tahay
Dowlada Koonfur Galbeed waxay Hakisay Wada-shaqaynta la lahayd Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Dhaliinyarada Gobolka Banadiir way fahmeen dhagarta iso af macaniida odey Hassanow caburiin iyo xariig dowladnimo ma ahaan
Laftagareen wuxuu doorasho hal dhinac ah ka diiday kooxdii kursiga siisay, makula tahay inuu ka yeelaayo koox uu isaga keenay in ay qabtaan doorasho hal dhinac ah.
Ninku maahan nin sahlan oo ay ka qaldan tahay xisaabta marka la joogo doorashooyinka.
Xildhibaan Roodo oo waqti qurxoon ku qaadanaysa Jubaland State House
Kuwii caadaqaatayaasha ahaana waxay dhaheen waa la xanibay iyo dhib ayaa loo gaystay indhihiina idiin macalin ah
Qolada Saxuurta waye way bilawate 😂
Madaxweynaha Putland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa garaay Decale hotel oo kulanka dhacayo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Nairobi Hill
