IGLOW Skin & Hair Care

IGLOW Skin & Hair Care

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IGLOW Skin & Hair Care, Beauty, cosmetic & personal care, Zobe Street, Mogadishu.

18/01/2022

Maalin Wanaagsan.Axbaabi.πŸ’•

Ku soo dawada scrubyadi wejiga .waxey kala yihiin Qajaar,Qumbo,dacar iyo Dhuxul.

Dhuxusha-waxuu anfacaa wejiga Saliida /best for oily skin.
Qajaarka- wejiga xasaasiyada leh/ for sensitive face
Qumbaha-wejiga qaleelka ah./..best for dry skin
Dacar-skinka normaalka ah/..best for normal skin.

IGLOW Skin & Hair Care Beauty, cosmetic & personal care

17/01/2022

Macaamisha qaaliga ah Maalin wanaagsan. fadlan la socda waxaan subinaa Delivery 🚚 oo lagugu keenayo dalabaadka adega meel kasto aad ka joogtan dalka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ .So dawada.
β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”-
Hello my dear customers .we hereby let you know that we do deliveries 🚚 to anywhere within the country πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄. Welcome again.

16/01/2022

Waa dhuxusha ilkaha.islamarkiba lagu cadeysto cadaan ayey ilkaha ka dhigtaa..afkana carfisaa..kusoo dawada./ Teeth whitening Charcoal for fresh smell and bright teeth .πŸ’₯πŸ’₯πŸ’₯

15/01/2022

Waa Kareemki.Wajiga .wax chemicaal
ah malahan.waxuuna wejiga siinaya dhalaal qurux badan./ Face cream .made of herbal products.gives face glowing.πŸ’•.removes pimples as well.

15/01/2022

Waa Maskiga wajiga.waxuu ka biinaya finanka.dulduleeda wejiga iyo haaraha.Kusoo dawaad macaamil.@πŸ‡ΈπŸ‡΄Muqdisho.

15/01/2022

Hair Serum(oil).waa saliid tayo leh .waxaad natiijadeedi dareemi dontaa taban(10) beri gudahood./..Hair serum.result to be seen after use 10days..

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Zobe Street
Mogadishu