MssSocod
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MssSocod, Health/Beauty, Mogadishu.
Caabudwaaq ❤️
Madaxweynaha dooran ee Galmudug, Mudane Liban Ahmed Hassan iyo martisoorkii bulshada gobta ah ee reer Canudwaaq.
Dhusmreb ❤️
Ha la is caateeyo
Isoo sheega pls
13/09/2026
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa si rasmi ah u qaatay shahaadada Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), isagoo u diyaar garoobaya in markale uu u tartamo xilkaasi.
Ifrah
Taliyaha Booliska Degmada Dharkiinley, Kaysar Abdirisak Sahal, ayaa duleedka degmadaasi qado sharaf ugu sameeyay saraakiil, ganacsato, wariyeyaal iyo dhallinyarada laf-dhabarta u ah bulshada caasimadda.
Kulanka ayaa ahaa mid lagu xoojinayay wada-shaqeynta, is-dhexgalka iyo xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya hay’adaha amniga iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Category
Website
Address
252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when MssSocod posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
