Zaki Xalane
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zaki Xalane, Health/Beauty, 123, Mogadishu.
27/06/2025
MAGACAABIS:
Jimco 27-juun G.midowga Ardayda Macalin Yuusuf علي معلم عثمان ayaa umagacaabay Gadoomiyah Maaliyada Midowga Asad Jowhar
Ustad Asad allaha kulagarab galo masuuliya inshallah 👏🇸🇴🤲
27/06/2025
Zaki Xalane
علي معلم عثمان
Gadoomiyaha Midowga Ardayda Macalin Yuusuf
Ustad Ali Macalin Cusmaan aya maanta o taariikhdu tahay 27-juun 2025 dib ueegis kusameeyay hanaanka Midowga asagoo xubna cusup magacabay,halkan waxan idin kula wadagidoonaa goordhaw xilalkii lamagacabay iyo shakh siyadkii loomagacabay.
Ustaae howlkara masuuliyada allaha kula garabgalo👏🇸🇴🤲
27/05/2025
Waa nimco Allow nawaafaji 🤲🤲🤲❤️
Walal kafaaiideyso kheerka walkagana gaarsii❤️
Sorry abo hoyadaa wey is adkeyneysaa weyna ogtahay inan Ahay qofkeda saxda ahay😭🙏
Bixisada dhaceysiyo ba'an waxa kasoo hara
Aduunkii balaayada,kuxasustay boqorkee
Baryadii ilaahey wataa nuurku baxayee
Barakeey allow Xamar🇸🇴🫡💯✅️☂️❤️
07/04/2025
Macalinkeena Allow kaal Macalinkiisa allow kaal 🤲🙏💯❤️ Midowga Ardayda Macalin Yuusuf
thansk pro🇸🇴🤲♥️👏✅️👍🙏🤝
Category
Website
Address
Mogadishu
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Zaki Xalane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
