Engsadaam

Engsadaam

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Engsadaam, Health/Beauty, muqdisho, Muqdisho.

25/09/2025

Wajigii ugu danbeyay ee Xureenta dalka wey bilaabatay

25/09/2025
25/09/2025

Waasax lkn dowlada waalawada leyahay

25/09/2025

Fuleyaay ayaa fadhiya gudaha gaariga

10/10/2024

Ethopia waaloo yaabaa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha dalalka Masar Mudane Cabdulfataax Alsiisi iyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Asias Afwerk ayaa waxaa uga socda magaalada Asmara shir saddex geesood ah oo ku saabsan xaaladda Gobolka iyo xasilloonida marin-biyoodka Badda Cas.

25/07/2024

Rabbi How Naxariisto,Aaasimahii h**e wakaalada wararka sona ,Mohamed
Isag Mursal,oo Kamid Ahaa Madaxdii
Xiligii Bur Burka Qayb Ka Ahaa,Bad Baadada
Wasaarada Warfaafinta.

02/04/2024

Waxaan tacsi u dirayaa guud ahaan walalaha reer Xaradheere& dhamaan ciidamada Mujahidiinta Deganka, si gaar ah Caruurtii, Qoyskii, qaraabadii iyo saaxibadii uu ka baxay Allah u naxariistee Idiris Mahamed sheikhow.

Wuxuu ahaa qof bulshada dhexdeeda Magac wanaagsan ku dhex leh, door firfircoonna ku lahaa arimaha xoreyta deganada mudug.

Waxaan Alle uga baryaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, qoyskiisa iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan Alaah naga wada siiyo.

24/03/2024

Dooladnimada soomaaliya 2 qof ayaa qeema uleh waa
D
Iyo
A

14/03/2024

Ina lillaah waa inaa ilaheyhi Raajicuun. Naxdin badana markay geeridu taabato qof aad si wanaagsan u taqaan.

Illaah ha u naxariisto walaalkey Wariye Abdikarim Ahmed Bulhan oo ku geeriyooday degmadii uu intaas ku noola ee Caabudwaaq.

Bulxan oo aan sxb dhow aheyn mudana aan kasoo wada shaqeyney Radio Shabelle ayaa ahaa nin aad u af gaaban oo jecel in uu dadka caawiyo.

Iyadoo dalka uu ku jiro colaad iyo amni xumi ayuu facebookiisa ku isticmaali jiray hal ku dhiga (Naftaada Nabadda Bar) taasi oo aheyd fariin nabadeed.

Wixii uu ka digayay ee colaad aheyd ayuu sababsaday oo nin qori wata ayaa iska xabadeeyay.

Waxa uu ahaa Samafale jacel diintiisa iyo dalkiisa, kuna baahi beela deegaankiisa isagoo heli karay in uu magaalooyinka waaweyn tago kana shaqeysto, maadaama uu ka mid ahaa wariyayaasha magaca leh ee waqtiga adag soo shaqeeyay.

Waxaan geerida xanuunkeeda la qeybsanaya ehelka iyo asxaabta walaalkeen.

Illaahow jannada kugu soo dhaweey. 🤲🤲🤲🤲🤲

14/02/2024

2009 iyo 2010 waa maamiln aan soo tobineynay anagoo wada ah tiim Shabelle TV wuxuu ahaa dagaal aad u qaraar ah kaa oo ahaa dagaaladii looga xureynaayey Al Shabaab magaalada muqdisho gaar ahaan xaafadaha Tookiyo shanta geed iyo agagaarka farmashiyo Tanaad ilaa isgoyska degmada Holwadaag, waa dagaaladii noogu adkaa inta muqdisho laga xureynayey Al Shabaab, Alx xaalka hada suu yahay iyo waagaan suu ahaa xaalka Magaalada Muqdisho.
Ibrahim Abdulahi Sheelare
Bashir Mire
Abdi Mohamed Ismail
Aweis Haji Nor
Ibrahim Mohamed
iyo
aniga

Photos from Engsadaam's post 03/09/2023

Masuuliyiinta ugu sareysa taliska qeybta 60-aad ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed oo boogday furimaha h**e ee ciidamada kaga sugan yihiin magaalada xuddur.

Halkaan waa furinta ciidamada xooga dalka soomaaliyeed ee naftood hurayaasha ah ka difaacaan magaalada xuddur maanta waxa ku boogalday masuuliyiin sar sare oo ay ka mid yihiin taliyaha qeybta 60-aad ciidanka Xoogga dalka wasiirka amniga gudaha dowlada koonfur galbeed soomaaliya saraakiil ka socota taliska guutada 9-aad iyo guddoomiyaha degmada xuddur.

Ciidamada Geesiyaasha ah ee u diyaarsan xoreynta deegaanada koonfur galbeed soomaaliya ayaa si niyad leh u soo dhoweeyey masuuliyiinta ku boogatay goobta ay isku diyaariyeen.........

Guddoomiyaha degmada xuddur Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa ciidamada ku tilmaamay in ay yihiin ciidamo dowladnimada jecel geesiyaal ah cadowgana ka adag shacabkana utura....Cod

Taliyaha Qeybta 60-aad ee CXD Janaraal Xasan Baydhabo oo howlo shaqo u jooga magaalada xuddur ayaa ciidamada u sheegey waqti yar gudihiis la dhaqaaqayo.....Cod

Wasiirka Amniga Gudaha Dowlada Koonfur Galbeed Xasan Cabduqaadir Maxamed ayaa ciidamada kula dardaarmay in aysan gadaal u laaban oo ay h**ey usocdaan si cadowga looga adkaado.....Cod

Photos from Engsadaam's post 13/08/2023
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Muqdisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Muqdisho
Muqdisho
615449855