Cabdiwaxid maxamed
Cabdiwaxid maxamed
Kaarlo waalasoo helay๐ ๐ ๐
Qomiyada somalida asalkood
Af maamay kuhees babajeey
Sharmaboy su'aal adakway diiyay omaar๐ฅบ๐ฅบ
Sharma oo su'aal adak waydiiyay kaarlo๐๐ maxoo uu jawaaway
Guul somali
Muuqaalka qaraxa baladweyne & dadkii oo kala cararaya.
Girindhi haye ๐๐๐
Taliye mahad oo wakii cadeeyay
Xasansheikh iyo odawaa
Girindhi waxa uukahadlay sawabta loo baxshay girindhi
29/09/2022
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.
Alle ha u naxariisto Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo maanta ku geeriyooday dagaal ka dhacay deegaanka Ceelqooxle oo ka tirsan degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan. Wuxuu ahaa nabadoon geesi ah, hogaaminayay dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo xoreynta deegaanada Gobolka Hiiraan. Waa mujaahid farriin dhaxal reeb ah u reebay dadka deegaanka, kuwaasoo diyaar u ay in ay rumeeyaan riyadiisa Gobolka Hiiraan oo argagixisada xor ka ah.
Qof kasta oo nooga shahiida dagaalka loogu jiro xoreynta deegaanka waa mujaahid baal dahab ah kaga qoran qalbiyadeena si fududna lagu ilaawi doonin.
Alle naxariistiisa janno haka waraabiyo isaga iyo dhammaan dadka nooga shahiiday dagaaladii lala galay argagixisada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Somali
