Hassan ahmed hassan

Hassan ahmed hassan

Partager

Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Hassan ahmed hassan, Santé/beauté, Djibouti.

05/08/2026

Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay imaamyada masaajidda dalkaas, kulan si weyn looga hadal hayo gudaha Kenya.

Intii uu kulanku socday, Ruto ayaa imaamyada ka codsaday inay bulshada Muslimiinta ku dhiirrigeliyaan taageeradiisa, isla markaana ay ugu baaqaan inay mar kale u doortaan xilka madaxtinnimada.

Sidoo kale, Ruto ayaa sheegay in dowladdiisa ay dhowaan bilaabi doonto bixinta mushaaraadka macallimiinta dugsiyada Qur’aanka iyo madaarista, isagoo xusay in la fududeeyay helitaanka kaarka aqoonsiga qaranka (ID-ga).

01/08/2026
Vous voulez que votre entreprise soit Salon De Beauté la plus cotée à Djibouti ?
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Site Web

Adresse


Djibouti