Axmed jilacow
nin taarkhleh
02/08/2022
Hada kahor sayidka gabay OO tiriyo aya igu so dhaco waxyabaha qaar marka lakulmo gabayga aya aha Sagal nin OO walaala ah sideynan sideed isku bahtahay sidinan ninkuna bah gaar ah yahay sideynan sidedina ninki Siri sidinan ninkuna sirti garay sideydan haddeynu isa Siri sideedaba maiska kala tagna sideynan,🤣🤣🤣🤣🤣
18/07/2022
Ilaahey haunaxaristo wllken 🤲🤲🤲🤲
17/07/2022
Majiro wadka ruux hortii wayel kanoqda xubiga ben ma ahn si kasto aad tahay qof un aad dhankiisa kajilcantahay wuu jira🤩🤩🤩🤩🤩
17/07/2022
Waa ben yaa dhihi karo somaliyey 😀😀😀
15/07/2022
Somaliyey xayawan 5 indho leh aa laiska rabaa jwb wcn😷😷😷
10/07/2022
Ciid wanagsan dhamn somali maxamed
08/07/2022
Beri magaalade ku Ciide me goobteyda shaqada
Xaaji Aadan Axmed “Afqalooc” Allaha u naxariistee ayaa tix uu ku muujinaayo sida ay muhiim u tahay in maalinta aad joogto waxqabadka ku habboon yahay wuxuu yidhi:
“Seben tegay mid wali soo socda iyo saaka waxaa jooga, Saddexdaas waqtaa xaal adduun lagu sifeeyaaye, Soo noqod ma jiro shalay wixii saarufoo tegaye, Waxa saadameetiyo berina waa su’aal maqane, Waxay taladu kuu suuban tahay subaxaad joogtaaye.”
27/06/2022
Hampalyo hampalyo madax banaanida Somalia
26 june
27/06/2022
Abaayo Hadii laguu fasixi lahaa in aad daalacato Qalbiga ninkaaga maxaad ka baari lahayd
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jidd `Ali
