Israafil Murusade Community
Hada Tahay xubin ka tirsan Israafil muhiim ayaa u tahay beeshaada
22/10/2026
: Liibaan Axmed Xasan ayaa noqday madaxweynaha Galmudug, iyadoo ay doorteen xildhibaanada maamulkaas ee kusoo baxay doorashooyinkii ay dhawaan qabatay dowladda Faderaalka.
Liibaan ayay maanta ka idlaatay loolan, ruclo orad iyo habeeno badan oo baadigoobka madaxweyne-nimada Galmudug, iyadoo ay hadda horyaalan sida uga dhabeyn lahaa ajendayaal waa weyn oo taabanaya deegaanka loo doortay & Soomaaliya.
Saaxiibadiisa kale ee kaararka JSP qaatay ayuu uga duwanaa in dhammaan dhinacyada mucaaradka ee ay Xasan Sheikh doorashada isku hayaan aysan kasoo horjeedin.
21/10/2026
HAMBALYO IYO BOGAADIN 🎉🇸🇴
Bogga Facebook ee Beesha Israafiil wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Cumar Dahir Maxamuud
Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Jazeera Specialist Hospital
Waxaan kuu rajaynaynaa guul, horumar iyo masuuliyad hufan oo aad ugu adeegto bulshada Soomaaliyeed
Waxaan Alle kaaga baryaynaa inuu xilka kuu fududeeyo kuna garab galo dadaalkaaga horumarinta adeegyada caafimaadka
Hambalyo Agaasime Cumar Dahir Maxamuud!
Israafil Dhaaley Abdisharif💪🏼
— Page-ka Beesha Israafiil 🤝💙
Gudomiye hussein mohamed nur
20/10/2026
GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA GALMUDUG
XIL. HUSSEIN MOHAMED NUR MOHAMED, OO ISBEDEL DEGDEG AH SAMEEYEY
Guddoomiye Hussein Mohamed Nur Mohamed ayaa muujiyey hoggaan firfircoon iyo tallaabooyin degdeg ah kuwaas oo muujinaya rabitaan isbeddel
horumar iyo dib-u-habayn lagu sameeyo howlaha Baarlamaanka Galmudug
Hoggaan cusub hab cusub isbeddel muuqda
GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA GALMUDUG
XIL. XUSEEN MAXAMED NUUR DHAGAWAYNE
Hambalyo iyo bogaadin ku aaddan xilka Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug
Waxaan kuu rajaynaynaa hoggaan hufan caddaalad
midnimo iyo guulo siyaasadeed oo taariikhi ah
15/10/2026
BEESHA ISRAAFIIL OO HAMBALYO IYO TAAGEERO U MUUJIYAY XILDHIBAAN HUSSEIN MOHAMED NUR
Odayaasha dhaqanka, culimada dhalinyarada, haweenka iyo saraakiisha Beesha Israafiil ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Xildhibaan Hussein Mohamed Nur, oo u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug
Beesha Israafiil waxay muujisay garab istaag iyo taageero iyadoo Xildhibaanka u rajaynaysa guul iyo in uu xilkaas u guto si hufan masuuliyad leh
kana shaqeeyo midnimada iyo horumarka Galmudug
Israafiil Midnimo matalaad iyo horumar
06/08/2026
Waxaa farxad weyn u ah reer Galmudug inaan maanta helno shaqsi si qoto dheer u fahamsan siyaasadda maanta iyo tii shalay kana warqaba duruufaha iyo baahiyaha kala duwan ee bulshada
Waa hoggaamiye fahmi kara culimada cuqaasha dhalinyarada iyo ururrada haweenka, isla markaana mideyn kara bulshada si loo gaaro horumar iyo wadajir
Caawa waa habeen damaashaad iyo reyn-reyn u ah dhammaan reer Galmudug kadib ku dhawaaqista musharraxa Golaha Wakiillada Galmudug
Xil. Hussein Mohamed Nur Mohamed
Hussein 4 Galmudug 🇸🇴
Hambalyo! 🎉🎉🎉
16/07/2026
Hambalyo hambalyo mudane Xil Hussein Mohamed Nur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Galmudug Waa guul muhiim ah oo muujinaysa kalsoonida lagu qabo hoggaamintiisa iyo kartidiisa
Waxaan kuu rajaynaynaa inaad xilkaas u gudato si hufan cadaalad ah kana shaqayso horumarinta iyo midnimada Galmudug Ilaahay ha kuu fududeeyo masuuliyadda culus ee laguu igmaday
Mar kale hambalyo!
Benachrichtigungen
Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn Israafil Murusade Community etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.
Abonnieren
Wir werden Sie benachrichtigen, wenn in Lorch etwas passiert.