Jawhar yare
Kusoo dhawoow my page fallow gareeya zxpayaal dhmntinba
09/04/2023
Waan idin salamay dhamaan umada soomaaliyeed
Waxaan si Gaar ah u salamayaa Tolkay . Oo aan Rabo cawa inaan Laba Su,aalood waydiiyo
Waayo salamalidu waxay tidhaa Gacmo geel jire Hoos baa loo dhaqaa
1 Sidaan wada ogsoonahay Dunida Geeska Africa 🌍 Marar badan ayey ka dhacday is bedel Kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Midowgii Somalia 🇸🇴 iyo Somaliland 1960
2 burburkii Dowladii kacaanka 1991
Hadaba waxaa is waydiin mudan maxaan ka faa idnay inagu ⁉️⁉️
Waxa kale oo is waydiin mudan ma inaga oo Dabada laynagu wato ayuu dhici doonaa Is bedelka hada ka dhacaya Geeska Africa 🌍 Sidaa kuwii h**e
Mise wuxuu dhici doonaa inaga oo ka tashanay aayaheena iyo mustaqbalka Umadeena iyo Gobalkeena iyo Sharafteena iyo karaamadeena iyo cisigeena
Waxaan Halkan Tallo balaadhan idinka siiyanaa caawa inaynu ka wada tashano sidii aayaheena danteena iyo Gobalkeena uga Tashan lahayn Gacmaha isku qabsano
Isna waydiino waar maxaa inoo Dan ah maxaanse qabsan karnaa sideense Isbedelka Geeska ka dhaca ula jaan qaadi karnaa haddii kuwii h**e Dabada laynagu qaatay Sideen u noqon karnaa Dad isku Tiirsan oo halkaa taagan
Somalidu waxay tidhaa Nin maqan oo aan la tabin iyo nin jooga oo aan la tirsan ayaa igu Liita
Hadaba haddii Isbedeladii h**e ee dhacay layna Tirsan oo aynu ognahay inta xildhibaan ee aynu ku leenahay Sababta 3 xildhibaan aan ugu yeelanay maxay tahay. Ciisse oo inta uu ka d**o aynu naqaano AWDALna 8 xildhibaan uu ugu leeyahay ⁉️⁉️
Su,aashaa qof ka jawaaba ayaan u baahanahay Qof walba oo Reer AWDAL_STATE ayey khusaysaa su,aashu ⁉️
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Type
Contacter l'entreprise
Téléphone
Adresse
Boulas
