Abdirashid ibnu Abdulahi Heban
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirashid ibnu Abdulahi Heban, Health/Beauty, Gode somali, Gode.
30/04/2022
26/04/2022
Ilaahay Ulaabo Subxaanahu Watacalaa Hadad Rabto Noqo Mid Million jeer Ku caasiyay Ilaahay Subxaanahu Watacalaa Asigoo Adoomadiisa Jecel Doonayana Inay Marwaliba Uso Laabtan Oo Si Uusan Duufsan Sheydhanka Waxu Quraankisa Ku Leeyahay Adoomada Xad-Gudbayo Haka Quusanina Raxmada Rabbi Subxaanahu Watacalaa, Ilaahay Subxaanahu Watacalaa Danbiyada Oo Idil Wuu Dhaafa.
قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ
Labada ragco ee salaada subax ka horeeya waxay ka khayr badan yihiin aduunka iyo waxa saaaran👏🤲
Inta aanad af-turrin illaahey barri oo waydiiso waxa aad rabto oo dhan.
Aadaabta ducadana waxaa ka mida:-
-Wayso qabka,
-In aad qiblada qaabisho,
-In aad u fadhiisato sida loo fadhiisto ataxayaadka (Fadhiga dhexe ee salaada),
-In aad qalbigaaga soo xaadiriso,
-In aad gacmahaaga isku dhawayso;gacmahaaga ha kalla fogayn,
Intaa marka aad samayso;
-1.Illaahey Amaan,
-2.Saliga nebi ku xijisii,
-3.Illaahey naftaada u waydii danbi dhaaf iyo naxariis,
-4.Waalidkaaga u ducee,
-5.Ka Diana u ducee ummada islaamka kooda nool iyo kooda dhintey-ba,
Intaa marka aad soo samayso(Suubiso) Illaahey swt bandhig oo waydiiso dantii iyo ducadii aad uga baahnayd.
"Ilaahey swt wuu innaga ajibayaa ducooyinkeena ee aan kaligii wax waydiisano."
Su'aalo iyo Jawaabo Diini ah. (Part 1)
S – Waxaad sheegtaa magaca Malaga suurta afuufay oo kamid ah mallaigta?
J – Malaga suurta afuufaya waxaa la yiraahdaa Israa’fiil.
S – Waxaad sheegtaa geedka ka baxa Jahanama bartankeeda?
J – waxaa la yidhaahdaa Zaquum.
S – Waxaad sheegtaa macnaha magaca Jibriil?
J – Macnaha Jibriil waa Adoon, sida uu ku fasiray Ibnu Cabaas.
S – Waxaad sheegtaa masaajidak salaada lagu tukadaa ay u dhiganto ajar cumro?
J – Waa masaajidka Qubaa.
S- Waxaad sheegtaa maydka xalaasha ah?
J- maydka xalaasha ahi waa ””Ayaxa iyo Kaluunka.
S – Waxaad sheegtaa dhiiga xalaasha ah?
J – dhiiga xalaasha ahi waa Beerka iyo Beer-yarada.
S – Kumuu ahaa ninkii dakhray Nebiga(NNKHA), dagaalkii Uxud?
J – Wuxuu ahaa Ibnu Qimah.
S – Kumuu ahaa yuhuudigii Nebga(NNKHA),sixray?
J – Wuxuu ahaa Lubeyd binu Acsam.
S – Waxaad sheegtaa ninkii jebiyey dhooshii nebiga(NNKHA), dagaalkii Uxud?
J – wuxuu ahaa Cuqba binu abdi waqaas.
S – Waxaad sheegtaa gabadhii Alle u waxyooday?
J – waxay ahayd Nebi muuse hooyadii
S – Waxaad sheegtaa magaalada aan cudurka daacuunku gelin?
J – waxaa weeye Magaalada Madina Almunawara.
S – Waxaad sheegtaa suuradii sababta u ahayd inuu soo islaamo Cumar binu khadab?
J – waxay ahayd suuradu Daahaa.
S – Waxaad sheegtaa suurada u shafeeco qaadeysa qofka akhriya?
J – waa suuratu Mulk (Tabaarak).
S – Waxaad sheegtaa aayada koobeysa dhamaan xuruufta carabiga?
J – waa aayada u danbeysa suurada Al-fatax
S – Waxaad sheegtaa Asxaabigii la dilay isagoon weligii Alle u sujuudin?
J – Wuxuu ahaa Cumar binu Thaabit, wuxuu soo islaamay dagaalkii Uxud waxaana la Dilay isla maalintaas
Wuu ku maqlayaa oo waa samiic.
Wuu kuu dhawyahay oo waa qariib.
Wuu aqbalayaa ducadaada oo waa mujiib.
Ha kaquusan Naxariista rabbigaa❤
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Culinary Team
Attire
Contact the business
Telephone
Address
Gode Somali
Gode
