Emarite Beauty Salon
Emarite Beauty Salon waa rugta qurxina hablaha wax kastood u bahan tahay waad ka helaysa ee ku sahbs
Ku soo dhawaada macaamiisheena qaaliga ah.
Ku soo dhawaada decor yadii ugu danbeeyeey
Soo wac 0915744743
09/09/2020
Ku soo dhawaada waa decor kii oo dhamays tiran on idiinku tala galnay
Asc ramadan mubaarak macamiishayada sharafta leh waan idin salaamay,
Bishaaro bishaaro dadwaynoow bilkhayr dhaha. Macaamishayada sharafta iyo maamusta leh waxaan idiin furnay carwo iyo supermarked isku jira dharkuna waa Turkish❤️❤️ ha mogaanina hana ka maqnaanina
Asc dhaman macaamishayada sharafta leh waan idin salaamaynaa.
🥰
22/05/2018
RAMADAN MUBARAK!
Ogaysiis Ogaysiis !!!!!!!!!!!!!!!waxaan dhamaan macamishayada sharafta leh idinku bishaareynayna inaan idiin furi doono qayb makeup, parfym iyi cream ka kaliya lagu iibiyo waxaana u badan doonta shirkada MÄC iyo shirkado kale oo caalamiya dhamaan alaabtu waxay ka imanaysa France,Sweden,USA iyo Dubai sida makeup, parfym iyo cream yada dumarka iyo ragaba. Ha moogan hana ka maqnaan insha allah.
02/05/2018
Ramadan börjar om ca 2veckor 😍
Gilla om du längtar efter den ❤
01/05/2018
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Ka So Hor Jeed Ka Kililka
Jigjiga
06
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 20:00 |
| Tuesday | 07:00 - 20:00 |
| Wednesday | 07:00 - 20:00 |
| Thursday | 07:00 - 20:00 |
| Friday | 07:00 - 20:00 |
| Saturday | 07:00 - 20:00 |
| Sunday | 07:00 - 20:00 |
