Siciid Cabdi Xiis

Siciid Cabdi Xiis

Share

Observer of Disaster Risk Management

05/06/2026

ASC asxabta caawa dhowara qodob oo aan isleeyahay dadka waxa garanaya ayay Faa, iido u yihiin soo dhiaya Bal qof walabab community ah ka bixiyo
1. Samirku waa furaha farxadda
2.qofkii dadaala wuu guuaystaa
3 caqligu wa qurux
4.ka hortag yar ayaa ka fiican daawo badan
5.wax kasta oo dhalaalaya dahab ma aha.
6.hadalka ugu fiican waa kan kooban ee manaha leh.

Kuwa kalan waan soo wada asxabta

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


129
Jijiga
129