Yaya husen

Yaya husen

Share

waaeen fuulaa feesbuukii kaan beekaamttii huundii keesaanuu saalawat buusaa

11/10/2024

Hordoftoota koo haaraadhaaf haamilee! Toora irratti isin qabaachuu koof gammachuu guddaatu ​​natti dhaga'ama! Dhaloonni Sawweena, Oromiyaa Mucaa

03/10/2024

Fidaaka Abii Waa Umihii Yaa RaasuulAllaha Saalalahuu Alehyii Wasalam

25/02/2024

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Waxaan murugada geerida la qaybsanayaa, tacsi tiiraanyo lehna u dirayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Alle ha u naxariistee Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye.

Marxuumadda oo shacabka Soomaaliyeed usoo adeegaysay muddo dheer waxay door muhiim ah ka soo qaadatay dowlad-dhiska Dalkeenna, iyada oo xubin ka ahayd inta badan Goleyaashii Dowladda ee kala danbeeyey ilaa Dowladdii lagu soo dhisay Carta. Waxaan Allaah u weydiinayaa in uu hoygeeda ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

انا لله وانا اليه راجعون

28/11/2023

Geerida ku timid, Alle ha u naxariistee, Danjire Maxamuud Xaaji Nuur Cabdalle waa mid qalbigayga taabatay oo aan murugadeeda la qeybsanayo shacabka Soomaaliyeed, qoyskiisa iyo dhammaan qaranka uu ka baxay.

Marxuumka oo muddo ku soo jiray diblumaasiyadda dalkeenna, waxa uu door wanaagsan ka soo qaatay horumarinta xiriirka arrimaha dibadda Soomaaliya, gaar ahaan dalalka Suudaan iyo Maraykanka oo uu Danjire ka soo noqday. Sidoo kale waxa uu aniga ii ahaa macallin dhinaca diblumaasiyadda iyo waddan jacaylka.

Alle waxaan uga baryayaa Marxuumka in uu hoygiisa ka yeelo jannatul fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa, ehelkiisa iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed.

Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi Raajicuun.

30/07/2022

Taateen goodiin guujiittii saabaaba beelaatiin haadhaa teenyaa duuaaf saaxiillee kuun heeduu heeduu gaaraa naamaa nyaataa yaa raabbii nuuf diirmaadhuu

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Robe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Giindhiir
Robe

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00