Qamar Beauty Shop Online

Qamar Beauty Shop Online

Jaa

Qamar Beauty Shop Online – Waxaan bixinnaa cosmetics, skincare, perfumes iyo alaabo qurux oo tayo sare leh. Dalab iyo gaarsiin Finland oo dhan. ✨

10/08/2026

🤍 وَأَيُّوبَ إِذْ نَادَىٰ رَبَّهُ أَنِّي مَسَّنِيَ الضُّرُّ وَأَنتَ أَرْحَمُ الرَّاحِمِينَ 🤍

“Nabi Ayyuub (CS) markuu Rabbigiis baryay wuxuu yiri: Runtii dhib baa i taabtay, Adiguna waxaad tahay Kan ugu naxariista badan kuwa naxariista.” 🤲

Ilaahay ha naga dulqaado dhib kasta, hana nagu galladeeyo samir, caafimaad iyo naxariistiisa. 🤍

09/08/2026

رabbanaa Aatinaa Fid-Dunyaa Xasanatan,
Wa Fil Aakhirati Xasanatan,
Wa Qinaa Cadaaban Naar. 🤲✨

Aamiin Ya Rabb 🤍🌙

Ilaahayow na sii wanaagga adduunka, wanaagga aakhirada, nagana dhowr cadaabta naarta. 🤲

08/08/2026

🤍 رَضِيتُ بِاللّٰهِ رَبًّا، وَبِالإِسْلَامِ دِينًا، وَبِمُحَمَّدٍ ﷺ نَبِيًّا 🤍

Waxaan ku qanacsanahay Alle inuu yahay Rabbigay,
Islaamkuna yahay diintayda,
Muxammad ﷺna yahay Nabigayga. 🌙✨

Qalbi deggan iyo iimaan sugan waxaa lagu helaa ku xirnaanta Alle 🤍

08/08/2026

🤍📖 Aayad qalbiga dejisa 🤲
“آمَنَ الرَّسُولُ بِمَا أُنزِلَ إِلَيْهِ مِن رَّبِّهِ…”

Qur’aanku waa nuurka qalbiga iyo hanuunka nafta.
Alle ha nagu sugo iimaanka, hana naga aqbalo ducada iyo camalka wanaagsan. 🤲✨
اللهم اجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا 🤍

08/08/2026

🌙 Salaatul Layl 🌙

Salaadda habeenku waa cibaado qaali ah oo qofka u dhoweysa Alle. 🤍
Waxay keentaa deganaan qalbi, dambi-dhaaf, barako iyo iimaan xooggan.

🤲 Habeenka marka dadku hurdaan, waa waqti aad Alle la kali noqoto oo aad ducadaada u gudbiso.

Ha dayicin Salaatul Layl, xitaa haddii ay tahay laba rakcadood oo yar. 🌿

07/08/2026

🌿 FADLIGA MAALINTA JIMCAHA 🌿

Maalinta Jimcaha waa maalin fadli iyo kheyr badan leh. Waxaa wanaagsan in la badiyo:

📖 Akhrinta Suuratul Kahf
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri:
“Qofkii akhriya Suuratul Kahf maalinta Jimcaha, waxaa loo iftiiminayaa nuur inta u dhexeysa labada Jimco.”

🤲 Saliga Nabiga ﷺ oo la badiyo
“Badiya saliga Nabiga maalinta Jimcaha, waayo saligiinna waa la gaarsiinayaa.

07/08/2026

✨ Qofka Alle ka cabsada, Alle ayaa sharaftiisa kor u qaada. 🤍
🌿 Quruxda dhabta ahi ma aha muuqaal oo keliya, ee waa qalbi wanaagsan, akhlaaq iyo iimaan.
🤲 Ilaahay ha inaga dhigo kuwa uu jecel yahay oo uu karaameeyo. Aamiin.

🤍

07/08/2026

Qof wanaagsan noqo; wanaagga aad dadka u sameyso mar walba wuu soo laabanayaa. ❤️

07/08/2026

� اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ عَلَىٰ سَيِّدِنَا مُحَمَّدٍ، وَعَلَىٰ آلِ سَيِّدِنَا مُحَمَّدٍ ﷺ 🤍

Allaahumma salli wa sallim wa baarik calaa Sayyidinaa Muxammad, wa calaa aali Sayyidinaa Muxammad.
🌿 Ilaahayow naxariis, nabad iyo barako ku sii Nabi Muxammad ﷺ iyo ehelkiisa. 🌿
🤲 Allow nagu gallad saliga Nabiga ﷺ, jacaylkiisa iyo raacistiisa. Aamiin. 🤲
ﷺ ﷺ

06/08/2026

✨ Ha iloobin ducadaada, waayo Ilaahay wuu maqlaa 🤲

Oma Yritys listan huipulle Kauneushoitola Helsinki :ssa?
Klikkaa tästä saadaaksesi sponsoroidun listauksen.

Kategoria

Osoite


Pihlajamäen
Helsinki
00710