warbahinta diinta islaamka
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from warbahinta diinta islaamka, Health/Beauty, travelodge plus 44 townsend Street, Dublin.
01/12/2023
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw u jeedin doona dadka Soomaaliyeed farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka ee laga qaaday dalkeenna.waxa qortay Villa Somalia ๐ธ๐ด
WAlal cawa wa jumca igula saliya moxamad csw
20/11/2022
Aayadii qur,aanka ahayd ee lagu furfurtay Koobka Aduunka Ee Dalka Qadar lagu Qabtay iyo tarjumadeeda
ููุง ุฃููููููุง ุงููููุงุณู ุฅููููุง ุฎูููููููุงููู
ู ู
ููู ุฐูููุฑู ููุฃูููุซูู ููุฌูุนูููููุงููู
ู ุดูุนููุจูุง ููููุจูุงุฆููู ููุชูุนูุงุฑููููุง ุฅูููู ุฃูููุฑูู
ูููู
ู ุนูููุฏู ุงูููููู ุฃูุชูููุงููู
ู ุฅูููู ุงูููููู ุนููููู
ู ุฎูุจููุฑู
Macnaha aayadan waa:-
Dadyaw waxaan idinka abuurnay lab iyo dhadig,
waxaana idinka yeelnay shucuub iyo qabiilooyin si aad
isugu aqoonsataan,
Ruuxa ugu sharaf badan Eebbe
agtiisa (maaha inuu cadaan yahay inu qani yahay ee) waa ka idiinku alla ka cabsiga badan,
Eebbana wax walba wuu ogyahayโ. Suuratu Al-Xujuraat,
Aayadani waxay munaasab ku ahayd goobtaa waayo waxaa isugu yimid caddaan madaw qani faqiir gaal muslim iyo majuus ( diinlaawe) dad nooc walba leh
Markaa alle agtiisa waxaa qiimo ku leh ka isaga uun ka baqa
Voss
M.a
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Travelodge Plus 44 Townsend Street
Dublin
D02DY01
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when warbahinta diinta islaamka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
