Drs muno

Drs muno

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Drs muno, Health/Beauty, Afgoye.

Photos from Drs muno's post 13/12/2021

waa maxay caado?
waa taxane waxyna imaataa bilkasta , waxay ka dhalatay is badalo badan o ka dhaca jirka dumarka , isbadaladaas oo uduyaariya jirka dumarka suurta galnimada inay uur qaado .Hormoonada ayaa diyaariya ilmo galeenka,hadii ukumuhu ay soo dayso ugxanta aan la bacrimin waxsoo daata xuubka ilmo galeenka taaso ah dhiig ka yimaada dumarka xiliga caadada.
Hadaba anagoo og inay habluhu ku xanuunsadaan ha waynaado ama ha yaraado xanuunkaas ayaa ay waqtigaas oo qaadata 5-10 bari ayaa ay hadba si u waajahaan waxan kuso gudbin doonaa tilaaboyin ay muhiim tahay inaad samayso iyo kuwo ay muhiim tahay inaadan samayn si xanuunka uu kaaga khafiifo una xakamaysid xanuunada ka dhalankara .
SAMEE TALOYINKAAN
*CAB SHAAH DIIRAN.
cabida shaaha diiran adoo ku daraya SANJABIIL, QORFE,FILFIL,DHAGE YARE waxuu kaa caawinayaa inuu khafiifiyo xanuunka siiba saacadaha ugu horaysa inaad cabtid adoo dhor koob cabaya.
*NASIINO SAMEE.
waxaa caadiya inaysan hurdo kaa iman xanuunka ku haya owgii lakin muhiimadu waa inaad dareentid nasiino ,iskala bixin iyo inaad naftaada u turto adoona wax shaqa ah samaynay intuu dhiiga wareega wado adoo xiranaya dhar aad raaxo ku dareemaysid sida baatiga iwm.
*CAB BIYO BADAN
maadama waxa kaa baxaya ay yihiin dareere waxaa khasaba inaad badsatid cabida waxyalaha dareeraha ah sida biyaha iyo shaaha , ama caado diiran ugu yaraan 8glass oo biya ah isku day inaad cabtid maalinkii.
*QAADO DAWOYINKA organic ah
qaadashada dawoyinka waana daawoyin gooni ah oo tayadooda Aad LOO ilaaliyo
, waxey ka hortagayaan infection-ka inuu kugu dhasho. Hadii uu horay u dhashayna wey ciribtiraayaan
⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️
HA SAMAYN TILAABOYINKAN
HA CABIN WAX QABOW🚫
*Ha cabin cabitaanka qabow ama jalaatada ama cabitanka ash*tada ah oo qasacaysan iyo qumbaha , sababtoo ah waxay yaraynayaan qulqulka dhiigu waaday.
*HA CUNIN QAJAARKA.🚫
qajaarku waxuu darbiga ilmo galeenka ku xiraa qayb ka mida ah dhiiga wasakhda ah taasoo halis kuu ah.
*JIRKAAGA KA ILAALI JUGTA.🚷
ka ilaali jirkaaga jugta ama wax lagu dhufto , hana qaadin wax culus ama howl adag, hana ka boodin meelaha dhaadheer waayo waxay sababi karaan inuu ilmo galeenka qarxo oo aad dhiig matagtid.
*HA DHAQIN MADAXAGA🚯⚠️
xilliga caadad ha dhaqin madaxaaga siiba shaampo haku dhaqin, waayo duleelada maduxu way furanyihiin xilliga caadada waxyna sababi karaan madax xanuun jooto ah.
N.B FIIRO GAAR AH
WAXAA JIRA DAAWOYIN ORGANIC AH OO CIRIBTIRAAYA GABI AHAANBA WAXKASTA OO
KEENI KARA QAL QALKA CAADADA AMA XANUUN Ka Hadaba laxidhiidh telephone number 613703029________ Https//wa.me/252613703029

Photos from Drs muno's post 13/12/2021

BISHAARO BISHAARO (m .t.A.)
waxaa lagugu bisharaynayaa
hadaad ka cabaneyso xanuunka BURADA
qaybaheeda kala duwan meel kastoo dunida ka joogtaba waad heli kartaa macamiil waxaan Idiin heyna daawo Kaa ciribtirayso Adigoon Qaliin sameynin hadii aad rabto
hadaba waxaad nagala soo xariiri karta _____https://wa.me ama/+252613703029r call number /+252613703029

04/12/2021

𝐌𝐀𝐗𝐀𝐀 𝐊𝐄𝐄𝐍𝐀 𝐋𝐀𝐀𝐁 𝐃𝐈𝐋𝐀𝐀𝐂𝐀 (𝐥𝐚𝐚𝐛𝐣𝐞𝐞𝐱)❓

𝐋𝐚𝐚𝐛 𝐝𝐢𝐥𝐚𝐚𝐜𝐚 waa dib u soo noqodka dheecaamada cuntada burburiya ee caloosha.

Tubada Hunguriga iyo caloosha isku xirta waxaa udhaxeeya muruq yar ee loo yaqaana Lower Esophageal Sphincter kaasoo sida caadiga ah xirma marka ay cuntadu u gudubto caloosha.

Hadii uu dabco ama uu si fiican uxirmi waayo muruqaasi, waxaa dhacda in aash*tada ku jirta caloosha ay si fudud ugu soo gudubto tubada hunguriga taasoo sababta laab xanuun.

𝐌𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐛𝐣𝐞𝐞𝐱𝐚?

1- Waxa ugu badan ee sababa laabjeexa waa eerno. Eernadu waaa in xubin kamid ah jirka ay booskeeda ka baxdo una gudubto boos kale.

Marka qaybta kore ee caloosha iyo muruqa u dhaxeeya tubada hunguriga iyo caloosha ayaa kor ubaxa kana saramara muruqa u dhaxeeya saableeyda iyo ubucda kaasoo loo yaqaan Dhaayafram. deedna aash*tada ku jirta caloosha ayaa waxey ugudbeysaa hunguriga taasoo sababta laabjeex.

2- Waxaa kaloo keena laabjeexa uurka, buurnida, qaadashada cuntooyinka aad u culus ama in la jiifsado cunada kadib iyo qofka uusan si wanaagsan u calaalin cunada.
sidoo kale waxaa keena cunooyinka qaarkood sida kuwa basbaaska ku badan yahay, shukulaatada, toonta, kafeega, liinta, sigaarka iyo daawooyinka qaar sida Aspirin.

𝐖𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐜𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐚𝐫𝐭𝐨 𝐋𝐚𝐚𝐛𝐣𝐞𝐞𝐱𝐮:

Astaamaha laab jeexa waxay soo baxaan inta badan marka la cunteeyo kadib waxaa kamid ah:
• laab xanun lafta sakara hosteda ah badna qofku marku jiifo ama janjedhsamo ama wax cuno kadib
• Daaca qurun
• Laqanyo
• xanun cuntada kadiba
• Hingo
• Qofka oo ay ku adkaato inuu wax liqo .

𝐃𝐚𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧𝐚𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐛𝐢𝐢𝐜𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡:

1. Waxaa in aad isticmaashaa biyaha baradhada laga miiray waa anti acid. acid ka calosha soo deyso ayaa yareyneysa, Cab inta aadan cuntada cunin. 3 jeer maalintii subaxdii galabtii iyo hameynkii .

2. Sidoo kale waxaa isticmaali kartaa Biyaha bariisa ka 1 l biyo ah iyo 150 grm bariis dabka saareysaa. Dhecaanka barkiiska ka milma ayaa cabeysaa Si uu Xanuun kaa u kaga yarado .

3. Waxaa kaloo isticmaali kartaa Zanyabiisha qoyan Waxa kujira maado la dagaalanta jeermiska iyo waliba dheeli tirta dheefshiida iyo dhaqdhaqaaqeeda.

4. Cab biyo diiran waxaa ku dartaa 2 qaando malab Caadi ahaan waxaa habboon biyo diiran inaad joogto ka dhigato, si uu heerka biyaha jirkaaga uu fiicnaado gaaskana uu ka boxo meesha.

𝐓𝐚𝐥𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡:

Hadaba hadii aad Hadii aad la il daran tahay laab jeexa waa inaad qaadataa talooyinkaa:

1. Ka fogow hilibka cas, maxaa yeelay fats iyo protein badan ayee leyahin si loo burburiyo aasite badan ayee u bahnyhn waxaa ku badshaa hilbka cada sida: kalunka iyo digaaga hilibka digaaga wuxuu leeyahay maqaar dusha sare kaga dahaaran oo dufan badan u yeelaya cad kasta oo aad cunaysid. Intaadan karin kahor ka reeb maqaarkaas.

2. Cun cuntooyin fudud dhawr jeer maalinkii halkii aad ka cuni lahayd labo ama sadix cunto oo cul culus. Mar walba cuntooyinka fudud ayaa caloosha u wanaagsan.

3. Aqoonso kana fogoow cuntooyinka iyo cabitaannada mar walba kugu kiciya laab-jeexa.

4. Waa in aad iska yareysaa soo jeedka badan habbenkii.
5. Sidoo kale waa in aad ka fogtaa sigaarka iyo cunooyinka shiilan ama dufuta badan leh
6. cabtaa biyo badan ugu yaraan 3l maalintii.
7. Sidoo kale Waa in aad iska ilaalisaa Dhamaan cabitaanada eey ku jiraan citric acid sida orange, lemon iyo waliba kuwa aash*tada leh.

Sameeqodobadaan marka aad seexaneysid

1. Isticmaal barkin dheer markaad seexanaysi. Yeesan noqon barki aad u dheer oo calosha caadadis sareysa Birkin dheer oo aad isticmaashid waxay kaa caawinaysaa in wixii kujiray calooshaada aysan usoo dhaadhicin hungiriga.

2. Jooji cunitaanka labo saac ama sadix saac kahor intaadan seexan.

3. Ha xidhan dhar kugu dhagan. Dharka kugu dhagan waxay cadaadis badan saarayaan calooshaada taasoo caloosha wixii ku jiray kor usoo qaadaysa ilaa hunguriga.

Sidoo kale hadii aad tahay qof buran waxaan kugula talinaynaa inaad cayilka iska yaraysid.

Dr

👉𝐆𝐚𝐚𝐝𝐡𝐬𝐢𝐢 Ama 𝐌𝐞𝐧𝐭𝐢𝐨𝐧 Dheh Asxaabta si Eey uga hortaagan xaaladaan.👈

𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞- laxidhiidh what's up number +252613703029

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Afgoye?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Afgoye