ILayska togdheer

ILayska togdheer

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ILayska togdheer, Health/Beauty, Borime.

28/12/2025

Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya
BAYAAN RASMI AH

Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya waxay si rasmi ah u aqoonsatay Jamhuuriyadda Somaliland inay tahay dal madax-bannaan oo xor ah.

• Waxaan aaminsanahay in go’aankani uu taageerayo nabadda, xasilloonida, iyo xaqa is-go’aaminta.
• Waxaan rajaynaynaa inaan xoojino iskaashigeenna Somaliland dhinacyada ganacsiga, amniga, iyo horumarka ee Geeska Afrika.
• Waxaan soo dhoweyneynaa hoggaanka Somaliland inay yimaadaan Addis Ababa si wadahadallo heer sare ah loogu sii horumariyo danaha wadajirka ah.

Dr. Abiy Ahmed Ali
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
hawshu way socota

16/04/2024

Waar bal daya somaaliyey ragba hablahooda
inta layska xidho la dhihi dooona ciidanba qadaadka lagaga istaage
Ciidanka habla jiid jiida rag marka loo tagana kaba gacma ku qaata

24/02/2024

Ilmahan yare lawad wado ilahay jano iyo cadaabtona u waydiin mayne nafis siyaasadeed lagu raadinaya kuwii qaranka lasheegayo dartii udhintayba lama wadwadine

09/11/2023

ᴀᴀʟʟᴇ ʜᴀᴡ ɴᴀxxʀɪɪsᴛᴏ sʀ ɢ ʜᴀʏʙᴇ ᴅᴀᴄᴀᴡᴏ
ɴɪɴᴋᴀɴ ᴅɪʟᴋɪsᴀ ᴄɪᴅᴀ ᴋᴀ ᴅᴀɴʙᴀʏsᴀʏ sᴀᴀɴɴɪ ʜᴀʟᴏᴏ ʜᴜʙsᴀᴅᴏ ᴡᴀᴀᴀxᴀʏ ɪɪʟᴀ ᴍᴜᴜǫᴀᴛᴀ sʜɪʀ ǫᴏᴏʟ

Photos from ILayska togdheer's post 24/09/2023

Ragaw kibirka waa lagu kufa ta hala ogaado 🤔
qoladii h.jacelo shalay sacad yonis ayaa xasuuqay whi reerkan waaba balayo😂

15/08/2023
13/08/2023

𝙽𝚒𝚖𝚊𝚊𝚗 𝚊𝚊𝚛𝚜𝚊𝚗𝚋𝚊 𝚞𝚞𝚛𝚔𝚊 𝚑𝚘𝚘𝚢𝚊𝚍𝚒𝚒 𝚔𝚞 𝚓𝚒𝚛𝚊 😡

13/08/2023

𝚁𝚎𝚎𝚛𝚔𝚊𝚗 𝚢𝚊𝚛𝚎 𝚑𝚊𝚋𝚊𝚛 𝚓𝚊𝚌𝚎𝚕𝚘 𝚠𝚑𝚒 𝚜𝚑𝚊𝚠 𝚍𝚑𝚞𝚕𝚋𝚊𝚑𝚊𝚗𝚝𝚎 𝚌𝚊𝚋𝚜𝚒 𝚊𝚢 𝚔𝚊 𝚚𝚊𝚋𝚊𝚊𝚗 𝚡𝚊𝚝𝚊𝚊 𝚒𝚗 𝚕𝚊 𝚊𝚍𝚘𝚘𝚗𝚜𝚊𝚍𝚊𝚢 𝚘𝚐𝚘𝚕 𝚢𝚒𝚑𝚒𝚒𝚗 𝚑𝚊𝚍𝚒𝚒 𝚕𝚊𝚍𝚒𝚏𝚊𝚊𝚌𝚊𝚢𝚘 𝚒𝚢𝚐𝚊 𝚐𝚊𝚛 𝚊𝚍𝚊𝚐𝚝𝚊𝚗 𝚋𝚊𝚊𝚜 𝚌𝚊𝚕𝚘𝚘𝚕 𝚡𝚞𝚖𝚊𝚢 𝚔𝚞 𝚛𝚒𝚍𝚊𝚢 𝚛𝚎𝚎𝚛𝚔𝚊 🥲

13/08/2023

𝙼𝚊𝚐𝚊𝚌 𝚢𝚊𝚍𝚊 𝚚𝚊𝚛𝚔𝚊𝚖𝚒𝚍𝚊 𝚖𝚞𝚓: 𝚐𝚊𝚌𝚊𝚗 𝚕𝚒𝚋𝚊𝚊𝚡
𝚎𝚎 𝚕𝚊𝚐𝚊 𝚌𝚊𝚋𝚜𝚊𝚍𝚘 🦁
𝙾𝚘𝚏 𝚠𝚊𝚛𝚎𝚎𝚗 🔥
𝚠𝚊𝚍𝚗𝚘 𝚚𝚊𝚋𝚊𝚍 💘
𝙳𝚑𝚊𝚠𝚊𝚌 𝚔𝚊𝚛𝚜𝚊𝚍𝚎 🍳
𝚕𝚊𝚖𝚊 𝚕𝚎𝚍𝚘 ☹️
𝙼𝚊 𝚚𝚘𝚜𝚕𝚎 😬
𝙼𝚒𝚐𝚒𝚜𝚝𝚎 𝚡𝚊𝚢𝚕𝚎 👹
𝙼𝚊𝚓𝚊𝚋𝚎 💪
𝙼𝚊𝚗𝚊𝚡𝚎 👿
𝙰𝚏 𝚢𝚞𝚞𝚋 🤒
𝙽𝚊𝚌𝚌𝚍𝚊𝚕𝚔𝚊 😂
𝚋𝚊𝚛𝚘𝚘𝚛🥲

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Borime?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Borime