Zaki Star Go
Reliable. Professional.
Zaki Star Go
Global Logistics & Trade Solutions
βοΈ Air Cargo & Freight (China β Puntland)
π¦ Alibaba Sourcing & Buying Service
π Smart Devices & Electronics
π Business Training & Consulting
Fast.
Macmiil Joga Bosaso oo ku qanacsan adeeggeenna! π
Dalabkii wuxuu ku helay si degdeg ahβ24 saac gudahood.
π Zaki Star Go waxay kuu keeneysaa alaabta aad u baahan tahay si degdeg, ammaan ah, iyo kalsooni leh.
Macmiil Joga Djibouti π©π― oo ku qanacsan adeeggeenna! π
Dalabkii wuxuu ku helay si degdeg ahβ2 cisho gudahood.
π Zaki Star Go waxay kuu keeneysaa alaabta aad u baahan tahay si degdeg, ammaan ah, iyo kalsooni leh.
Macmiil Joga Mogadishu oo ku qanacsan adeeggeenna! π
Dalabkii wuxuu ku helay si degdeg ahβ24 saac gudahood.
π Zaki Star Go waxay kuu keeneysaa alaabta aad u baahan tahay si degdeg, ammaan ah, iyo kalsooni leh.
Macmiil ku qanacsan adeeggeenna! π
Dalabkii wuxuu ku helay si degdeg ahβ24 saac gudahood.
π Zaki Star Go waxay kuu keeneysaa alaabta aad u baahan tahay si degdeg, ammaan ah, iyo kalsooni leh.
Macmiil Joga Jigjiga Ethiopia oo ku qanacsan adeeggeenna! π
Dalabkii wuxuu ku helay si degdeg ahβ24 saac gudahood.
π Zaki Star Go waxay kuu keeneysaa alaabta aad u baahan tahay si degdeg, ammaan ah, iyo kalsooni leh.
π Macmiil Faraxsan β Dalab Guul Leh
Gabadhaan waxay nala soo xiriirtay si aan uga soo iibino mashinka saliidda ee China.
Annaga ayaana:
β U iibinay
β U soo qaadnay
β Si ammaan ah ugu keenay Garowe
π₯ Kadib waxay noogu soo dirtay muuqaal/sawir ay ku muujinayso farxaddeeda iyo mahadcelinteeda.
π¬ Kalsoonida macaamiisheena waa mudnaanteena koowaad.
π¦ Adiguna nala soo xiriir, waxaan kuu fududeynaynaa dalabkaaga China ilaa aad gacanta ku hesho.
π₯ Macmiil helay dalabkiisa si nabad ah!
Macmiil naga mid ah ayaa maanta si guul leh u helay alaabtii uu naga dalbaday, wuxuuna nala wadaagay mahadcelin ku saabsan adeegga Zaki Star Global Go
β
Alaabta si nabad ah ayay ku gaartay
β
Adeeg degdeg ah
β
Macmiil ku qanacsan
π¦ Adigana dalbo si aad u hesho alaabtaada si fudud oo ammaan ah.
Telephone
Website
Address
Garoowe
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Zaki Star Go posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.