Shifa moha

Shifa moha

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shifa moha, Beauty, cosmetic & personal care, Goble Hodan.

09/10/2024

Markaad ka qalin jabisid jaamacada waxaad raadinaysaa shaqo, nasiib ayaad leedahay shaqada si caadi ah hadaad u heshid, hadii kale waa qof qaraabada ah inuu ku caawiyaa si aad shaqo u heshid ama xoogaa lacag ah inaad bixisid si shaqo aad u heshid!

Shaqada markaad heshid subixii ayaad galaysaa waxaadna kasoo baxaysaa maqribkii aktiisa waxaadna qaadanaysaa haday u badato 300$, waxaadna u arkaysaa inay wax caadi ah tahay sababtoo ah (qof wax soo bartay ayaad tahay), dadka wax soo bartana sidaas ayay sameeyaan,saaxiibadaa qaar ka mid ah wadooyinka ayay dukaan yar ka furteen mararka qaar shaqadaada ayay kugu imaanayaan marki ay rawaxayaan laakiin adiga ma bixi kartid sababtoo ah waqtigaaga lama gaarin aad ka bixi lahayd shaqada,mar walbo waxaad ka fogaanaysaa meel yar inaad ka shaqaysid ama miis xataa furatid sababtoo ah (qof wax soo bartay ayaad tahay) waxaadna mar marsiiyo ka dhiganaysaa ma aqaano sida wax loo gad gado,wax kuu gaar ah inaad sameystid waxaad u arkaysaa wax aan muhim ahayn, waxaana muhiim kula ah shaqadaada sababatoo (qof wax soo bartaa tahay)

Shirkadaha aad u shaqaysid way kaa faaidaysanayaan meel kalena ma aadi kartid waxaana madax kuu noqonayo maamule aan naxariis lahayn kaasoo aan kala jecleyn waqtiga aad reerkaaga la qaadan lahayd iyo nasiinaadada,kaliya waxaa u daran inaad shaqaysid,waxaa laga yaaba in laguu doorto qofkii ugu wanaagsana shaqaalaha abaal gudna lagu siiyo,waxaa laga yaaba inaad aqoonta heerka jaamacada kororsatid shaqadana lagu dalacsiiyo.

Adigoo 30sano jiro ama ka wayn ayaad deyn qaadanaysaa guri ayaad dhisanaysaa,mushaarkaaga laga jarayaa 20sano sidaas ayaad ku noolaanaysa,markaad 50 sano gaartid wali dayntii ayaad sii bixinaysaa markaad 55 sano gaartid ilaa 60 sano waxaad noqonaysaa howl gab,
booskaaga waxaa la keenayaa qof kale waxaad isku dayaysaa markaas ganacsi aad leedahay inaad ku furatid lacag yar oo aad haystay,waad guul dareysanysaa waana niyada jabaysaa.

Laakiin adigoo yar hadaad ganacsi ku biirtid wax badan ayaad fahmaysaa markaad oday tahayna cashir badan ayaad ka haysaa.

ganacsiga,dhibaatada jirta waxay tahay markaad soo qalin jabisid waxaad bilaabaysaa qof wax soo bartay ayaan ahay iyo hadaan waxaan ka shaqeeyo dadka maxay i dhihi doonaan.

Aqoontaada yaysan kuu noqon xabsi kaa hor taagan fursadaha inaad fiir fiirisid ilaa ad ka heshid guusha,mararka qaarna guusha kuma xirna waxaan soo baranay oo dhan noqo qof aqli badan oo goaan leh

14/11/2023

Hooyooy dunideydiyee😭💓
Dayaxii nolosheydiyeey
Daa inkee Ku ofsadaay😭💓
Dabadaa maxaan daalayoo
Xaqiiqdii kugu darsaday😭💔
Dabiibkaagii hufnaa
Daryeelkaagii wacnaa😢
Danentaadii badneed
Markan dib ufiiriyaa
Dhabtii ilin daadiyaa
Hadaan duco mesi lahaa
Bal inaa dib Ku helana
Allah Naga diidayoo
Kitaabkiisa daahirka
Dushiisa kusoo xardhaday
Rabi kuma dooriyoo🤲🤲😢
Dushaaada cadaab ma bado🤲🤲
Rasuulka salallahu caleyhi wa salam
Dariskiisa noqo🤲🤲🤲
Maantuu dadku yaacayoo🤲🤲🤲
Qoraxda la isku soo durjini🤲🤲🤲
Todobado carshigiisa Ku dagi🤲🤲
Mowlaayo kugu soo daryoo🤲🤲
Daarihii janada Ku siii🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢🤲🤲😢🤲🤲

18/08/2023

Hooyo mcn allow qabriga kuu🤲🤲
Nuuri janaatul fardowsana
Jidkaagii allaha ka yeelo🖖🖖🥲
Hooyo mcn allaha Haku naxariisto🤲🤲
Albaabka janada allaha Haku furo🤲🤲
Allaha Haku danbi dhaafo hooyo mcn🤲🤲
Allaha haka waraabiyo janaatul fardowsa🤲🤲🤲

Allow iga aqbal ducadeyda waa maalin jimco ah
Oo qeyr badan 🤲🤲🤲🤲🤲🥲

21/09/2022

💧Xubi iyo dareen igu xasilay
💧Xaalado jeex jeexan
💧Xurguf iyo dagaalan dhamaan
💧Xulasho beenowday
💧Xariiiradii xumaadoo Dhan baan
💧Soo xanibay cawa

21/05/2022

Jaceyl

08/03/2022
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Goble Hodan?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Goble Hodan