Usaame baashe

Usaame baashe

Share

Dayax

01/12/2024
17/03/2024

Today is the best picture AL QUR,AAN KARIIM
█▓▒F░O░L░L░O░W▒▓█
┊┊┊▕▔╲▂▂▂╱▔▏
╭━━╮╭┈╮ ╭┈╮╭━━╮
╰╰╰┃▏╭╮ ╭╮▕┃╯╯╯
┈┃ ┃▏┈┈▅┈┈▕┃ ┃
┈┃ ┃▏┈╰┻╯┈▕┃ ┃
┈┃ ╰█▓▒░M░E░▒▓█

14/11/2023

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil Group, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, Maamulka iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadeennada iyo Wakiiladda Shirkadda Dahabshiil Group waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladii, Asxaabtii, Qoysaska iyo Qaraabadii gaar ahaan reer Xasan Cabdilaahi iyo reer Xaashi Cilmi, geeridda naxdinta leh ee ku timid Marxuuminta kala ah; Marxuum Maxamed Xasan Cabdillaahi (Jidhif) iyo Marxuum Maxamed Xaashi Cilmi oo caawa oo ay taariikhdu tahay 14 Nov 2023, geeriyoodey.
Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumiinta u nauxxariisto Jannadiisa Fardowsa ugu deeqo, qabrigana uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannada, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ha ka siiyo qoysaskooda, eheladooda, asxaabtoodii iyo Umadda ay ka baxeen.

– Aamiin Aamin –

13/11/2023

💚💚💚💚💚💚💚💚Today Best Photos🎁
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️
❤💚❤❤💚❤💚❤💚❤
🕌🕌🕋🕋🕌🕌🕋🕋🕌










Actres
with
in movie📽📺👈

13/11/2023

Carabtu dhib badanaa😂

Category

Telephone

Website

Address


Somali
Hargeisa
USAAMEBAASHE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Usaame baashe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.