Mascuud
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mascuud, Health/Beauty, 614117559, Kismayo.
• 𝖲𝖺𝖽𝖾𝗑 𝗊𝗈𝖿 𝗂𝗑𝗍𝗂𝗋𝖺𝖺𝗆
1. Macalinkaaga.
2. Waalidkaaga.
3. Dadka waawayn.
• 𝖲𝖺𝖽𝖾𝗑 𝖲𝗂𝖿𝗈 𝗅𝖺'𝗂𝗆𝗈𝗐
1. Iimaan.
2. Camal wanaagsan.
3. Daacadnimo.
• 𝖲𝖺𝖽𝖾𝗑 𝗇𝖺𝖽𝗂𝗂𝖿𝗂
1. Jirkaada.
2. Dharkaada.
3. Fikirkaaga.
• 𝖲𝖺𝖽𝖾𝗑 𝗑𝗎𝗌𝗎𝗎𝗌𝗇𝗈𝗐
1. Dhimashada.
2. Axsaanka (laguu sameeyay).
3. Waanada.
• 𝖲𝖺𝖽𝖾𝗑 𝗂𝗌𝗄𝖺 𝗑𝗈𝗋𝖾𝖾
1. Dayn.
2. Khiyaano.
3. Kibir.
• 𝖲𝖺𝖽𝖾𝗑 𝗄𝖺 𝖺𝖽𝗄𝗈𝗈𝗐
1. Carabkaaga.
2. Xanaaqa.
3. Naftaada.
• 𝖲𝖺𝖽𝖾𝗑 𝗂𝗌𝗄𝖺 𝗂𝗅𝖺𝖺𝗅𝗂
1. Xanta.
2. Dambiga.
3. Masayrka
😘❤
Dhawaaqu xumaa Dheguhu maqlayaan’ 💔😭
Allaah u Naxariisto Wallsheen Jaziira
Runti waa Geeri aad u naxadin badan😭🤲
انالله واناالیه راجعون" إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى...
02/01/2024
1. Asalka xaalka gabadha muslimadda ah waa: iney gurigeeda joogto.
(وقرن في بيوتكن ولا تبرجن تبرج الجاهلية الأولى).
2. Haddey ku qasbanaato iney baxdo: ineysan soo bandhigin quruxdeeda oy soo xijaabato
(ولا يبدين زينتهن).
3. Haddey soconeyso: in ay degen u socoto oo aaney lugaheeda dhawaaq sameyn.
(ولا يضربن بأرجلهن ليعلم ما يخفين من زينتهن).
4. Haddey hadleyso: ineysan jijilcin codkeeda oy isa suura suureyn
(فلاتخضعن بالقول فيطمع الذي في قلبه مرض وقلن قولا معروفا).
Waa taa aadaabta gabadha uu qur'aankeena barayo gabdhaha muslimaatka ah.
Intaa gabadhi sameysa waxay ka nabad galeysaa doqon walba oo qalbigiisa xumaan ku jirto oo dhib u geysan lahaa gabadhaa.
"Halgan weeye noloshuyee
Hadaf Yeelo Muuqdoo
Halkaad Gaar is Leedahay
Haka Daalin Waligaa"
2023 sanadkii "halganka"
Nolasha waa halgan ilaa geerida
2024 waa sanadkle OO csb asna I.N Alle ha inooga dhiga mid ay inoo rumoobaan riyooyin badan OO aan leenhy.
03/09/2023
Maahmaahh Turki aad ii soo jiidatay:
"Denize düşen yılan sarılır".
Ninkii bad ku dhoco mas buu hab siyaa (mas buu qabsadaa).
Waxaa usoo dhaw maahmaahdeyni:
Afmaay:
Marbo hoo naar galaaso tiimboy!😁
Af-maxaa tiri:
Marbo hadaad naar galeysid si qoto dheer usii gal.
Jimco hilwa Aan kusalino xabiibkena [CSW CSW CSW CSW CSW]
Markasta uu safarka figta sare sii adkaado ha ilaawin in Aad naftaada ku faano 🙉🙉
1- Ninka Qaadka Cuna Wuxuu Dumarka kala mid yahay (Xanta iyo Xaragada)
2- Ninka Qaadka Cuna Wuxuu Raga kala mid yaha (Muuqaalka iyo Magta)
3- Ninka Qaadka Cuna Wuxuu Lo,da kala mid yahay Tooraha iyo Tala Xumada
4- Ninka Qaadka Cuna Wuxuu Geela kala mid yahay (Daaqa iyo Dibad bariga)
5- Ninka Qaadka Cuna Wuxuu Daanyeerka kala mid yahay (Fadhi xumada iyo Findhicilka)
6- Ninka Qaadka Cuna wuxuu Dameeraha kala mid yahay( Qaylada iyo Qashin Dugsiga)
7- Ninka Qaadka Cuna Wuxuu gaalada kala mid yahay (Diinta oo la Caayo iyo salaad la,aanta)
Fariintaan waxaad gaar siisa inta muqayilka ah Ee frends kaaga ka mid.ah
Jooji Qaadka Faa'iido ma leh Khasaaro mooye waxaad kala kulmaysa
1- inuu dhaqaalahaga Burburiyo
2- inuu Qoyskaaga Burburiyo
3- Caafimaad xumo
4- iimaan la,aan
5-balan la,aan
Fadlan Hadaad qaadka cunto jooji kuna Badalo
Wax kale oo faaido uleh naftaada iyo qoyskaaga,
Dunida meel walba aad joogto waxaad la kul meesaa 3qof👂
1:qof rabo inuu arko farxadada ayaga oo aan wxp kaa Rabin 😫🫶
2:qof rabo inuu arko farxadaada lkn kaa neceb caloosha oo rabo in
aad guul dareesato🥹🥵
3:qof hoos kuu dhigaya si aad uga hor marin jaran jarad guusha❤️🔥
dhoola cadayn io sabir hadyad uga dhig 🫶😫
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
614117559
Kismayo
7559
