daahir Gabay
good business,
25/12/2023
Cuntada oo lajeclaado waxay ku dhaxalsiisaa dhimasha ood nacdo wasida carabtane walaaladood oo lalaynayo ay uleeyihiin haan uhiilino cutada ayaa inaga ciidoobi inadaaya halayo kuwaase
25/12/2023
ilahaahay ha unaxariitee wasiirad khdiijo janaasadeedi ayaa lagu arkay madaxwaynihii h**e ee sheekh shariif oo fiirinaya dhanka midig tani laysma aamino ayay kadhigantahay amnigiisa ayuu ilaalinayaa madaama dilku iska fududyahay hadii jaanis lagu helo wadowlada kaliya ee lagu arkay calaamadan ilaasho naftaada markasta iyo meelkasta ood joogto
Waligaa gabadh aad shukaansanaysay lacag maku wadiisay adiga oonrabin in aad u dirto maxaad kudhadaa markaas ookale
13/12/2023
12/12/2023
Waxaa lagu farasan yahay in habraha sawir lala soogalo waduunyo gadal gaadal u socota
Raga soomaliyeed waxay islaqireen in xaaskaga aad uun is fahaysaan markaad kala tagtaan ee iina isfahmaynin markaad isqabtaan waxa sababay soo sheega
Walee wa culays badanyahay gabdha yaryarkaa bal waxa haysta arka markay dhaahaan ciyaarta aad kaboodiina mansha nalariiq markaan hawl galkafulino k*k
05/12/2023
Asxaabeey aduunyada way dhacdaa in obareeshin lagalo laakiin tanookale madhicin hada kahor madaxweynaha halaqabto oo haladhaho sawirxumada inaga jooji intaakabadan ooma dulqaadan karno sawiradan waxay ka horistaagayaan dadka soomaliyeed shaqooyin badan ooy dalal kala duwan aykaheli lahaayeen iyadoo laguu arkayo umad aan sharaf kulahayn aduunyada fariintaa isgaarsiiya meelkasta waa qiyamkeeni oo dhiiqaku dhacay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Kismayo

08/02/2024