Adan kaanu
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Adan kaanu, Health/Beauty, Kismayo.
08/05/2023
5-4 Montpellier
LYON🚨🚨🤯 Meanwhile in The LIGUE-1:
31' ⚽️ Lyon 1-0 Montpellier
40' ⚽️ Lyon 1-1 Montpellier
41' ⚽️ Lyon 1-2 Montpellier
53' ⚽️ Lyon 1-3 Montpellier
55' ⚽️ Lyon 1-4 Montpellier
59' ⚽️ Lyon 2-4 Montpellier
70' ⚽️ Lyon 3-4 Montpellier
82' ⚽️ Lyon 4-4 Montpellier
90+10' ⚽️ Lyon 5-4 Montpellier
LYON DID A REMONTADA AGAINST MONTPELLIER, THEY WERE 1-4 AT ONE POINT OF THE MATCH AND THEY WON THE MATCH 5-4 🤯🤯🤯
Alexandre Lacazette Scored The 90+10th minute WINNING PENALTY to Win The Game 5-4 for Lyon! 😱
UNDOUBTEDLY, ONE OF THE GREATEST LIGUE-1 MATCH OF ALL TIME! 🍿🍿🍿
02/05/2023
Xulka qaranka 17-jirada Congo 🇨🇬 🆚 🇸🇴 Xulka qaranka 17-jirada Soomaaliya.
Tartanka CAF U-17 2023.
Sadaalintaada Kulankaan?
Or kaptain 🤝
💔💯
29/04/2023
Xulka qaranka 17-jirada Algeria 🇩🇿 🆚 🇸🇴 Xulka qaranka 17-jirada Soomaaliya.
Sadaali oo ku guuleyso $50.
Sharuuddaha:
1.Like Saar Page-Ka.
2.Share-Garey Post-Ga.
3.Saadaalintu Waxeey Ku Egtahay Ciyaarta Markeey Bilaabato.
F.G: Hadii Aadan Shuruudaha Buuxin, Ruuxa Buuxiya Ee Kaa Dambeeyey Baa Abaalmarinta Heli Doono. Page ka fellow so dheh nala soco wxii xog ah sports ku saleesan wll 🧡💯
18/04/2023
Kooxaha heeysta fursadaha ugu weyn ee ku guuleeysiga horyaaladoda gudaha sida laga so xigtay five thirty Eight 📈🏆
18/04/2023
🚨 Michael Oliver ayaa loo xilsaaray inuu dhex dhexaadiyo kulanka ugu wayn Premier League xili ciyaareedkan ee Manchester City vs Arsenal.kwrn kulanka geerida ah yaad iledahy wey badin karan fikir kaga wano muhiim nagu so biir ❤️🤏✍️
16/04/2023
Maxamed Salah ayaa unfollow dhahay, sawiradii ay ku wada jireena ka saaray Instagram-ka Maxamed Elneny oo ay saaxiib dhaw ahaayeen, Salah ayaa ka xanaaqay in Elneny like saaray sawirka Ramsdale oo horay riigoore uga qabtay MO saalah fikir kaga waa ino muhiim wll nagu so biir✍️🤏❤️👋
16/04/2023
KULANKA MAANTA.!!
West Ham vs Arsenal
Tartanka : premier league
Wareega :31-aad
Garoonka : london stadium 🏟️
Garsoorka: David coote
Waqtiga: 16:00 PM Xiliga geeska Africa
•Arsenal ayaa badisay 11-kulan oo premier league ah marka ey ku ciyaareyso meel ka baxsan gurigeeda xiliciyaaredkan Waana kooxda ugu badan
• West Ham ayaa badisay 2-kamida ah 29-kii kulan ugu dambeyse premier league markey la ciyaarayaan Arsenal
2-guul
5-baraajo
22-guuldaro
• Arsenal ayaa badisay 8-kulan premier league oo aan la ciyaarnay west Ham ayadoo goosha ciyaarta la hormartay West Ham sida kulankii ugu dambeeye
•Arsenal ayaa badisay dhamaan 5-tii kulan ey ku Soo ciyaartay meel ka baxsan gurigeeda ( kulamada London derbies ka) xiliciyaaredkan
Goolasha ey dhalisay 11⚽
Goolasha nagala dhaliye 🅾️
• Arsenal ayaa ah kooxda kaliye ee aan laga badin kulan premier league ah xiliciyaaredkan marka ey la hormato goolka ciyaarta
18-guul
3-baraajo
Aragtidaada kulanka maanta maxad rajeyneysaa ? Fikir kaga wano muhiim❤️🤏✍️
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Kismayo
2526
