Dhaashi Outlets
DHAASHI OUTLETS: Franchising shops in Somalia that mostly deal with personal care and household prod
SOO DHAWAADA DHAASHADAYAAL.
waxa ay idiin haysaa oo ah vitamin timaha loo marsado sida saliidda, kana dhigaya kuwa caafimaad qaba.
Faa'iidooyinka ay tinta u leedahay waxaa ka mid ah:
Nafaqayn, Dhalaalin, soo cilinta midabka saxda ah, daweyn, korin iyo jilicin.
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp:https://wa.link/k5nclb
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!
!
See less
09/05/2026
C-DEFENSE FACE WASH β¨π
Wajigaaga sii nadiifin, iftiin iyo fresh glow maalin kasta πππΏ
Waxaa ku jirta Vitamin C oo ka caawinaaya :
βοΈ Nadiifinta wajiga
βοΈ Yareynta dufanka & wasakhda
βοΈ Iftiiminta maqaarka
βοΈ Ka ilaalinta finan yaryar
βοΈ Fresh & natural feel π±
Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka All skin
Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!
!
πΏ
Ma Rabtaa maqaar jilicsan, ifaya, oo qoyaankiisu Waqti Badan Ku Haaya?
&_Body_Lotion Waa Daryeel Dabiici Ah oo Ka Samaysan Maaddooyin Tayo sare leh,Si Maqaarkaagu Unoqdo mid Qurux Badan Maalin Kasta.
π Protect & Glow
β’ Vitamin ,E, beads.
β’ Pink ,pomelo, extract.
β’ Wuxuu Kaa Caaqinaa, Maqaarka inuu iftiimo oo Sinaado.
π Moisturizing
β’ Vitamin E, beads.
β’ Pomegranate seed, oil.
β’ Qoyaan Soconaya,ilaa 8 saacadood.
πΏ Fudud, aan dheg-dhegnayn.
πΏ Ku habboon, isticmaalka maalin kasta.
πΏ Daryeel dabiici ah,oo aad ku kalsoonaan karto.
Dooro Natur-E, Waa Haqabtiraha Maqaarkaaga.
Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!
!
-E
25/04/2026
Dib Ayaan Usoo Celinay Fibertherapy Shampoo.
π« **Sirta timaha quruxda badan waa hal tallaabo!** π«
Haddii Timahaagu yihiin kuwo Qalalan, daalan Ama Si fudud u daata Waa Waqtigii aad Siin lahayd daryeel dhab ah! πΏ
Fibertherapy Shampoo Ugu Imoow daryeel, iyo Nafaqo.
π Maxaa ka dhigaya mid gaar ah Shambadaan?
π± Nafaqo qoto dheer,oo gaarta xididdada timaha.
π§ Qoyaan joogto ah, oo ka hortaga qallaylka.
βοΈ Ka caawiya hagaajinta timaha dhaawacan
π Dhalaal dabiici ah oo soo jiidasho leh
π₯ **Aloe & Melon Extract** β timahaaga ku siiya qoyaan iyo jilicsanaan
π― **Royal Jelly Extract** β dib u dhis & korriinimo Muuqata
Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
22/04/2026
Dib ayaan Ugu Soo Celinay dadkii Naga Sugaayeen Spf 35
β¨ Waxay ka caawisaa:
βοΈ Ka hortaga waxyeellada qorraxda.
βοΈWaxeey ku Siineysa,dhalaal caafimaad leh
βοΈ Yareeya madoobaadka maqaarka.
βοΈ Ka hortaga waxyeellada, qorraxda.
!
Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
19/04/2026
πΏ DAAWO DABIICI AH OO JIRKAAGA U ROON! πΏ
Minyak Kayu Putih Waa Xalkaaga dabiiciga ah ee maalinlaha ah π
β¨ Faaβiidooyinka:
π§ Ka yareeya madax xanuunka
𦴠Dajiya xanuunka jilbaha & murqaha
π‘οΈ Kaa caawiya qabow & hargab
π΄ Ku siiya nasasho & hurdo fiican
πΏ Udgoon dabiici ah oo nadiif ah
πΏ Ku habboon Qof walba β qoys dhan
Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
Casablanca Hijab Mist Waa Carfiso si gaar ah loogu talo galay Jirka, Xijaabka iyo dharka, Waa 100ml oo si fudud aad u qaadan karto xilli kasta, carafteeduna saacado ayey waartaa.
π Hadda Dalbo oo naga soo wac 0611006371 ama Whatsapp https://wa.link/e3x1yu.
Dhaashi outlets Quruxdu waa Qofnimada.
06/04/2026
.
Haddii aad rabto Udgoon , Soo jiidasho leh oo kaa dhigaya Qof Dharkiisa Ka Go'in Carafta Waa Doorashada Saxda ah. oo Raaga saacado badan, Ugu kaleey.
π Caraf soo jiidasho, leh.
π Joogitaan dheer.
β¨ Ku habboon maalin, iyo habeen.
β¨ Udgoon aad Sanka, La Raaceeyso.
Naftaada Ugu hadiyadeey
Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!
!
Ma la dhibtoonaysaa Timo daadanaya Ama khafiif ah?
waxaad heli kartaa Xal kaa caawinaya timahaaga inay noqdaan Timo dheer, xoog leh, oo caafimaad leh.
πΏ Faaβiidooyinka .
βοΈ Yareeya timo daadka.
βοΈ Kiciya koritaanka timaha cusub.
βοΈ Xoojiya xididdada timaha.
βοΈ Nafaqeeya maqaarka madaxa.
βοΈ Ka dhigaa timaha kuwo dhumuc, iyo caafimaad leh.
π Ku habboon rag & dumar
π Isticmaal joogto ah = natiijo muuqata
Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!
!
03/04/2026
Jimca wanaagsan dhaashadeyaal.
!
Waa Jimca kale iyo barnaamijkeennii .
Maanta oo ah (3/Apriil/2026) waxaan tagi doonnaa β insha ALLAAH β ka faaiidaysi wacan dhaashadayaal halkudhiggeennuna waa .
Fadlan, wixii faafaahin dheeri ah nagala soo xiriir:
Tel: 0613-614444
Tel: 0611-006371
!
Mahadsanid.
πΏ Kahel Qoyaan Dabiici ah, ooMaqaarkaaga Ufiican.
β¨Ma Rabtaa jilicsanaan & dhalaal dabiici ah?
&_Body_Lotion Waxyaabaha Aad Kaheli Karto Waxaa Kamid Ah.
β Ka samaysan Cocoa Butter dabiici ah.
β Si qoto dheer, u qoysa maqaarka.
β Ka saara qalaylka, iyo dildilaaca.
β Ka dhiga maqaarka mid jilicsan & siman
πΏ Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka
Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!
!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Xamar Weyne, Suuq Bacaad (Rugsan Mall ) Iyo Daaru Salaam Madiina Dabka
Mogadish
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 20:30 |
| Tuesday | 09:00 - 20:30 |
| Wednesday | 09:00 - 20:30 |
| Thursday | 09:00 - 20:30 |
| Saturday | 09:00 - 20:30 |
| Sunday | 09:00 - 20:30 |
