Farta Aar
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Farta Aar, Health/Beauty, fardowsahassan883@gmail. com, Mogadishu.
28/05/2024
Dr. Kassim Hagi Hussein (Pathology Specialist at Nova Diagnostics and Research ) ayaa ka mid ah aqoonyahanada Cilmi baarista ku soo Bandhigi doona shirweynaha 1-aad ee ururka dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliyeed
Cinwaanka uu soo jeedin doono:
"๐๐ฎ๐ฆ๐ฒ๐๐๐ญ๐จ๐ฆ๐ ๐ฆ๐๐ฌ๐ช๐ฎ๐๐ซ๐๐๐ข๐ง๐ ๐๐ฌ ๐๐จ๐ง๐ ๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ๐ซ"
Nagala soo xiriir: +252611331144/ +252 615976982.
, ,
28/05/2024
Isbadalka nolasha
Sheyga haduu raago waxa macquul ah inuu doorsoomo ama is badalo sida biyaha oo kale hadey mudo meel yaalan ama well ku jiraan waxa arkee ayagoo is isbadaley oo dhadhan iyo color inttaba badalmeen
Si la mid ah taas hadaa adna aad sameen weydo isbadal oo aad ahaato qof danadkii h**e sidiisii ah kan kaloo xigana ogow waad doorsoomi oo waxaa noqon mid ka liita kii h**e
Noqo qof dhaqaq leh
Intii uu dayactirka ku samaynayey fiilooyinka korontada ee aadka u sarreeyaay, ayaa Randall Champion si lama-filaan ah u taabtay mid ka mid ah fiilooyinkii korontada. Kadibne korontadii ayaa qabsatay taas oo sababtay in wadnuhu isla markiiba istaago. Saaxiibkiis J.D. Thompson ayaa sameeyay gaargaar af-ilaa-afka ah(CPR) ilaa ay shaqaalaha caafimaadku yimaadeen. Sawirka waxaa loo bixiyay "Dhunkashada Nolosha"
Saaxiibkaa waa qofka noloshaada bad-baadin karoโinta uu awoodoโ oo aan halista iyo dhibaatooyinka marka ay yimaadaan garabkaaga aan baneynin.
W/Q Dhuubow
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Fardowsahassan883@gmail. Com
Mogadishu
3327
